Waxaa la aqristay: 450 Jeer.
DAAWO SAWIRADA kooxaha Chelsea ,Livepool,Tottenham iyo Newcastle ee Europe League.
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah
Sadex koox oo British ah ayaa usoo gudubtay wareega 16-ka ee tartanka Europe League waxaana hartay hal koox.
Kooxda Liverpool ayaa ka hartay koobkan halka ay soo gudbeen kooxaha Newcastle,Chelsea iyo Tottenham.
Liverpool ayaa ku adkaatay 3-1 waxaana ay goolasha ka heshay Saurez 2 gool iyo goolka sadexaad oo ka yimid Allen ,Chelsea iyaduna waxa ay goolka ka heshay Hazarad xili ay qarka usaarneyd in ciyaarta lagu daro waqti dheeri ah madamaa 1-0 lagu hogaaminayay laakin ugu dambeyn 1-1 ayuu ku soo idlaaday.
Hadaba waa kuwaan sawiradii kulamadoodii xalay.

































FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨