HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


(QODOBO).Cabista Sigaarka iyo Diinta Islaamka waxa ay ka qabto.

HORU DHAC SIGAARKA:- Hadaad si dhab ah u fiiriso bulshadeena waxaynu ogaaneynaa in sigaar cabistu tahay mushkilad ummadda ka dhex jirta ta ugu baahsan.

Bulshadu xag dhaqaale, xag da’ iyo xag

Cudurka dhiig-karka -qeybtii-1-aad……

Cudurka dhiig-karka waa cudur joogta ah oo kamid ah cudurada u gogol xaara xaaladaha caafimaad ee dilaaga ah sida wadna qabadka (heart attack), maskax-dhiig-furanka (stroke), kilya fashalka (kidney

CAYILKU MA CUDURBAA MISE WAA CAAFIMAAD? (W/q: Dr. Axmed Xalaal)

“Qofba qofka uu ka cayilanyahay waa uga dhawyahay caafimaad-darrada”, waa qaacida guud oo muujineysa dhibaatada uu leeyahay cayilka. Hadaba waxaan halkan kusoo koobeynaa qaar kamid ah cudurada u

Dhakhaatiir ku guuleystay Daaweynta Gabar yar oo qabtay Cudur-sidaha HIV-AIDS.

 

Timothy Ray Brown Bukaankii ugu horeeyay ee laga daaweyay HIV

Iyadoo ay Saynis-yahaanada dhinaca Daawooyinka baadi-goob dheer ugu jireen sidii loo heli lahaa Daawo wax ka qabata Cu

Dhakhaatiirta shisheeyaha ee ka howlgala Britain oo sharci adag la dul dhigay

 

 

Iyadoo ay Dhakhaatiirta Shisheeyaha ee takhasusyada caafimaad leh ay ku soo qul-qulaayan dalka Britain, ayaa waxaa soo badanaya bukaanada Dhibanayaasha ah ee Dhakhaatirtasi daawooy

Cudurada halista ah ee dhalaanka kula dhaca umusha “qeybtii 1-aad”(w/q: Dr. Axmed Xalaal)

Bismillaah, marka aan ka hadleyno cudurada dhalaanka kula dhaca umusha (Neonatology) kama hadleyno hal jirro, balse waxa aan ka hadleyno waa maado dhameestiran oo laga qoro buugaag waaweyn anagase a

Dhibaatooyinka caafimaad ee qaadka (W/Q: Ibrahim Ahmed Abdulle)

1. QAADKU MUXUU KA SAMEYSANYAHAY? Qaad ama jaad waa geed balwad ahaan loo isticmaalo, kana baxa wadamada Kenya, Ethiopia iyo Yemen. Cilmi baaris lagu sameeyay qaadka ayaa cadaysay in qaadka ay ku j

Cudurka “Macaanka” iyo faa’iidooyinka jimicsigu u leeyahay (W/Q: Dr. Axmed Cumar)

Cudurka sonkortu (diabetes) waa cudur aad halis u ah oona sababa hadii aanan si sax ah loo koontoroolin dhibaatooyin kala duwan sida:- indha la’aan, kalyo beel , wadna xanuun, iyo dhibaatooyin kal

Dhibaatooyinka caafimaad ee sigaarka (w/q: Dr. Axmed Xalaal)

Bismillaah, sanadkiiba 5 milyan oo qof ayaa u geeriyoota sigaar cabida, waa qiyaas ku dhisan daraasad ey sameysay WHO, ilaa 25 cudur oo waaweyn ayaa loo aaneeyaa sigaarka, sidoo kale jirrooyin kale

Subag buuraha ‘Chesse’ka oo la sheegay inuu yareeyo Heerka Labaad ee Cuddurka Sonkorta ‘Diabetes’.

Cilmi-baarayaal u kala dhalatay dalalka Britain iyo Holland ayaa sheegay in isticmaalka subag-buuraha la marsado Rootiga uu kaalin ka geysanayo hoos-u-dhigidda Heerka Labaad ee Cuddurka Sonkorowga

¨
















Wararka maanta

Log in | Designed by Jimcale