HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo ku baaqay in Fadliga bisha Ramadaan dadka masaakiinta loo gar gaaro

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa bayaan ay soo saareen ugu baaqay shacabka Muslimiinta in bisha barakeysan ee Ramadaan fadligeeda ay isu gurmadaan, waxaana ay ugu baaqeen shacabka

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay qaraxyadii Ismiidaaminta ee Muqdisho ka dhacay

Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii ismiidaaminta ee todobaadkan ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo ka digay fidnada ka dhalan kart

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay duqeymihii shacabka loo geysanayo

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa cambaareeyay duqeymihii shacabka loo geystay habeenkii arbacada, iyagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in dadka oo hurdayay madaafiic lagu gara

Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyed oo kulan diimeed ay Muqdisho ku yeesheen kaga soo saaray go’aano

Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyed ayaa kulan diimeed ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga soo saaray, go’aano diini ah, kadib falanqeyn dheer oo ay ku sameeyeen su’aalooyin ka imaanayay

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo munaasabadda ciida awgeed hambalyo iyo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta ku nool caalamka, wuxuuna Goluhu Alle uga baryay shacabk

Tiirarka Islaamka iyo Tiirarka Iimaanka

Tiirarka Islaamku waxay ka kooban yihiin shan tiir oo kala ah:

Qiritaanka Ilaahay mooyee inaanu Ilaah kale jirin, Muxamedna Rasuulkii Ilaahay yahay.
Oogista Salaadda
Bixinta Sakada
Soonka

Dowladda Sacuudiga oo dadka Uganda u diiday xajka sanadkaan

Dadka Muslimiinta ah ee reer Uganda oo sanadkan isu diyaarinayay gudashada XAJKA ayaa aad uga caroiooday kadib markii uu safiirka Dowlada Saudi Araiba u fadhiya magaaladaKampala u diiday Visahii a

Dhurwaaga cunistiisa ma xalaal baa mise xaaraam? DAAWO VIDEO WARAABO LA QALAAYO IYO CULIMADA OO KA HADASHAY

Reer Xamar ayaa ku maahmaahay cumrigaaga oo raago geel dhalaayo ayuu ku tusaa, Waxaa magaalada Kismaayo kusoo badanaya cunista iyo ka ganacsiga hilibka dhurwaaga ama waraabaha kaasoo qiimahiisa gaar

Muxaadaro kusaabsan Qeybtii 2-aad Siirada Nabiga SCW iyo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

Muxaadaro kusaabsan Siirada Nabiga SCW, qeybtii 2-aad waxaa inoo soo jeedin doona ajar iyo xasanaad Allaha kasiiyee Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, ka faa’ideysi wanaagsan.

 

Muxaadaro kusaabsan Siirada Nabiga Scw Cashirka 1-aad “Sheekh Mustafa X. Ismaaciil” DHAGAYSO.

RAMADAAN KARIIM Dhamaan ummada Soomaaliyeed, waxaanu idiin haynaa bisha barakaysan ee Ramadaan Fadligeeda Muxaadaro kusaabsan Siirada Nabiga Scw Cashirka 1-aad waxaana inoo soo jeedin doona Sheekh M

¨
















Wararka maanta

Log in | Designed by Jimcale