Waxaa la soo afjaray Weeraradii iyo Dagaalkii ka socday gudaha iyo banaanka Xarunta UNDP, iyadoona ay Ciidamada sida gaarka u tababaran ee loo yaqaano (Gaashaan) ay si rasmi ah ula wareegen gabi a
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Qoraal lagu soo daabacay Bogga Twiterka ay Maleeshiyadda Al-Shabaab ku leehay, ayaa waxaa lagu sheegay in Qaraxyada iyo Weerarada lagu qaaday Xarunta UNDP ay ka dambeeyen Alshabaab.
Qoraalka ay
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Waxaa weli warar kala duwan ay ka soo baxayaan Halka uu gowr dhow qaraxa ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta (UNDP) oo ku yaala meel aan sidaa uga fogeyn Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadd
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Waxaa gowr dhow Qarax xoogan uu ka dhacay illinka hore ee Xarunta Hay’adda UNDP oo xafiiskeeda uu saaran yahay wadada laamiga ah ee aada garoonka Aadan Cadde ee Magaallada Muqdisho.
Wararka a
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Taliska Ciiddamada Somalia ee ku sugan Jubooyinka ayaa waxa ay sheegen in Dhaawaca loo geystay Yasiin Radeer uu ahaa mid loo maleegay oo loogu talagalay in lagu qaarijiyo.
Taliska, ayaa waxa uu
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Waxaa daqiiqad ka hor Qaraxa xoogan uu ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta (UNDP) oo ku yaala meel aan sidaa uga fogeyn Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde ee Magaallada Muqdisho.
Warar
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Iyadoo ay maalinimadii shalay Maleeshiyadda Alshabaab ay Barta Interneedka soo dhex dhigeen 2-labo askari oo ka tirsanaa kuwa Dowladda Somalia oo la sheegay inay kasoo goosteen ciidanka Dowladda S
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay markii ugu horeysay Wafdi ka tirsan Baarlamaanka Somalia ka qeybgalineysa shirka Baarlamaannada Africa iyo Midowga Yurub oo ka furmay Magaalada Brussels ee Xarun
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Nairobi ee Dalka Kenya, ayaa sheegaya in Saraakiisha Caafimaadka Kenya ay ka deeriyeen Caafimaadka Sarkaalkii shalay lagu dhaawacay Magaallada Kismaayo oo lagu
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Iyadoo Magaalladda Kismaayo maalinimadii shalay lagu dhaawacay Col. Yaasiin Raadeer oo kamid ah Saraakiisha Maleeshiyadda Raaskaambooni, ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Gen. C/laahi Sheekh Ismaaci
Jun 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »