DAAWO SAWIRADA Laga soo qaaday Baarlamaanka Turkia oo feer iyo haraanti isla dhacay

Hoos ka daawo Sawiro laga qaaday Xildhibaanada Baarlamaanka Turkiga oo gacanta isula tagay, kadib dood ka dhalatay sharci la horkeenay Baarlamaanka, kaasoo lagu xoojinayay awooda Ciidamada Booliska. DAAWO SAWIRADA

DAAWO SAWIRADA: Lamaane u dhashay Ukraine oo sida ay magac u yeelan lahaayen awgeed u sameeyay Arin cajiib ah

Lamaanayaal oo is qaba oo u dhashay dalka Ukraine ayaa jabiyay iskoor layaab leh iyagoo ay noloshooda halis badan u galiyay sidii ay magac u kasban lahaayeen Lamaanahan oo lagu kala Magacaabo Mariya Gafitsa oo 24-sano jir iyo Pavlo Klets 23-sano jir ayaa wabiga ugu dhirirka badan Dalka Ukraine ka gudbay iyaga oo jirkooda ku […]

DAAWO SAWIRADA:- Booliska Newzealand oo si cajiib ah u bad baadiyey haweenay 63 jir ah

Booliska dalka Newzealand ayaa bad baadiyey haweenay baabuurkeedii kula dhex dhacday badda. Haweynaydan oo 63 jir ah ayaa laga soo saaray daaqada dambe kadib markii boolisku dhagax ku jabiyey daaqada. HOOS KA DAAWO SAWIRADA

DAAWO SAWIRADDA: Baadari u dhashay dalka South Africa oo Boqolaal shacab ah Cunsiiyay Cows (Akhriso sababta)

Baadari ka mid ah baadariyada Diinta masiixiga ee Dalka Koonfur Afrika ayaa dad ku wacdiyey in hadii ay cunaan cawska ama dooga ay u dhawaanayaan Ilaahay,oo laga dhaafayo dambiga,kumanaan qof oo ah dadkii uu wacdiyey ayaa markiiba ku dhaqaaqay beeraha uu ku yaallo cawsku. Wargeyska Daily Mail oo tod baadkan warbixin ka qoray ayaa sheegay […]

MUCJISO: Saraakiisha Magaalada Jidah oo Khilaaf ka dhex dhaliyay Nin Meyd ah oo Cirka kasoo dhacay

Saraakiisha Dalka Sacuudiga ayaa la sheegayaa in weli ay baaritaano adag ku hayaan Meyd la sheegay inuu ka soo dhacay Samada. Meydka ayaa la sheegayaa inuu soo dhacay xili Salaad subax aheyd, iyadoona uu kusoo dhacay Magaalada Jeddah ee waddanka Sucuudiga, gaar ahaan Waddada Tadaamun Al-Carabi ee Suuqa lagu Magacaabo Muajmac Al-Sharq, sida ay qortay […]

DAAWO SAWIRADA Sideed Nin oo dad badan Hortooda lagu karbaashayo kadib markii lagu helay Fal..

Sideed nin oo lagu helay inay qamaarayeen gudaha dalka Indunuusiya ayaa waxaa lagu ciqaabay kumanaan ruux hortooda kadib markii qaalli uu xukmiyay ragaasi. Iyada oo dadka daawanayay ay sawirra ka qaadayeen ayaa sideeda nin waxaa karbaashayay rag soo xirtay afka, waxaana qamaarka oo xaaraan ku ah diinta Islaamka dadka lagu helo dalkaasi lagu dhuftaa karbaash […]

Sirtaada ka qarso shaashadaha Samsung (Sabab?)

Shirkadda sameysa qalabka elektoroonigga ee Samsung ayaa uga digtay dadka isticmaala shaashadaha telefishinnada casriga ah (smart Tvs) ee shirkaddaasi, in arrimahooda khaaska ah ama macluumaadka saxaasiga ah aysan uga hadlin meel u dhow telefishinnadaasi. Warkaan oo faah faahsan Guji halkaan

Hogaamiye lagu eedeyay in uu faro xumeeyay nin kalkaaliye u ahaa

(Kuala Lumpur): Maxkamada sare ee wadanka Malaysia ayaa dib u eegi doonta codsiga racfaan iyo cabasho ee ka yimid hogaamiyaha mucaaradka dalkaas Anwar Ibrahim oo loo heysto fal faro xumeyn ah. Warkaan oo faah faahsan Guji halkaan

DAAWO SAWIRADDA: Nin ka aargoostay Yaxaas dilay Xaaskiisa oo Uur laheed

Afar bilood ka hor, Demeteriya Nabire waxaa dilay yaxaas markii ay aaday haro u dhaweyd gurigeeda si ay biyo uga soo dhaansato. Xayawaankii ayaa dib meesha ugu soo labatay wuxuu la kulmay seyga Nabire oo sugaya, diyaarna u ah aargoosi. Demeteriya Nabire waxay agjootay biyaha iyada iyo koox haween ah oo ay isku tuulo ahaayeen […]

DAAWO SAWIRADA Madaxweynaha Dalka Zimbabwe oo ku horkufay Bulsho horteeda

M/weynaha 90 sanno jirka ah ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa ku kufay roogii uu ku socday Arbacadii shalay xilli uu ka degayay garoonka diyaaradaha magaalada Harare ee caasimada dalkiisa. Wariye u shaqeeya wakaaladda wararka AFP ayaa la helay sawiro muujinaya m/weyne Mugabe oo inta tilaabo qaado haddana dhacaya garbahana ay ka qabanayaan xubno dawlada […]

Log in | Designed by Jimcale