HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


DHAGEYSO hees shirib ah oo magac baxday Shiribka ii tuma iyo Fanaanka weyn ee Xuseen Nuuriyow

DHAGEYSO hees shirib ah oo cusub soona baxday maanta lana magac baxday Shiribka ii tuma iyo Fanaanka weyn ee Xuseen Nuuriyow waa erayadii Xuseen Madoobe “Xuseen Shaaciye” muusikadii Bashiir Ali Xuse

DAAWASHO WACAN: Riwaayadii Qabyo II, ARAGTI LASOO HAGAAJIYEY

Fariimo badan oo naga soo gaaray aqristeyaasheena ayay naga codsadeen inaan dib usoo saarno riwaayadii Qabyo II oo ay inoo jilayaan hoobalada Waaberi.

Hadaba riwaayadaan oo si weyn u taabanaysa q

Fanaanadda Seynab Laba Dhagax oo abaal marin lagu gudoonsiyay Kampala + Sawirro

Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Peace and Development Part ( PDP ) ee dalka Uganda ayaa habeenkii xalay ee ay taariikhdu ku beegneyd 05/11/2012 shahaado sharaf gudoonsiiyay fanaanada Heerka Qaran Seynab

Gayigeena hodonka ah gaajada maxaa baday?!! (Maanso dhab ka hadal ah)

Geeraar ma dirinoo gu, Horaan ka haajiray, gabayana ma qorinoo goor horaan warkii dhigay.

gogol xariira uma fidin guurowgiyo ciyaraha, shirib goobo uma xirin. gadoon xiisa uma qabo. guux iskabana

Fanaanka Soomaaliyeed ee Feysal Omar Mushtek oo geeriyooday

ALLA ha u naxariistee fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Feysal Cumar Mushteek ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Barbara ee dalka Soomaaliya.
Saraakiisha maamulka Somaliland ee magaalada Berbara

Fanaaniinta Ilmo Cumar Dhuulle oo bandhig ku qabanaya Geeska Afrika

Fanaanada caanka ah ee khadra Cumar Dhuule oo aan looga  baran inay bandhig faneedyo ka samayso dal ka baxsan dalka ay ku nooshahay ee boqortooyada Sucuudiga ayaa markii ugu horaysay socdaal dhinac

Ma doonaysaa inaad qososho si aan caadi ahayn?

Hadii baryahaan aadan qoslin waxaan kuu haynaa maanta oo Jimco ah barnaamij saacado badan soconaya oo aad daawan doonto waxaana kaaga soo xulnay barnaamijka Gags oo ah filim loogu talo galay inaad k

Fannaanadda caanka ah Seynab Laba Dhagax oo Stockholom ka dhigeysa bandhig faneed

Magaalada Stockholom ee wadanka Sweden waxaa shalay ka degay fannaanada caanka ah ee codka hallaasiga ah leh Seynab Maxamed Cumar (Laba Dhagax), waxaana fannaanada garoonka diyaaradaha ku soo dhowee

Si aa daawato Heeso riix halkaan

OGEYSIIS HEESTA AAD JECESHAHAY INOO SOO SHEEG WAAN KUSOO DARI DOONAA INKASTOO WEBSITE-KA AY SHAQO KU SOCOTO HADANA WAAN KUGU SOO DARAYNAA INSHA ALLAH:

CO

¨
















Wararka maanta

Log in | Designed by Jimcale