Fariimo Jaceyl : Dareenka Caashaqa Dhabta Ah Kuma Dhismo Himilooyin Been Abuur Ah.

Kama baxsan karo xusuustaada,xitaa riyada waan waad ka dhex muuqataa,cadaaladna maahan sidaad u tagtay adigoon gadaal soo eegin si xawaare lehna ku socda anigana weli waxaan ku dhex noolahay marxaladii aad igu ogeyd. Ugu dambeyn waxaan isku dayaayey inaan ka gudbo inaan dib kuu aamino,islamarkaana aanan kuu baahanin,waxaana garwaaqsanaayey inaad heshay qof kale,laakin wax walbo […]

FARIIN CAASHAQ:- Keliya qalbigeyga iyo aniga ayaa dhisnay qasri uu aasaaskiisu yahay jaceyl.

Keliya qalbigeyga iyo aniga ayaa dhisnay qasri uu aasaaskiisu yahay jaceyl. Waxaad tahay dab kaasoo guba dareenka caashaqa nafteyda. Waxaan ku siiyey natiijada jaceylkeyga,mana aqoon faraxada heerkan gaarsan,haseyeeshee qalbigeyga weligiis ma uusan arag xanuunka nuucan ah. Waxaan ku siinaayaa jaceylkeyga,waayo waxaan kuu jeclahay si daacad ah,laakin kuma siin karo nafteyda iyo qalbigey,sababtoo ah waxaan ka […]

Gabadh Indha’la, oo Dhago’la, oo Aan Hadlin, Curyaan ah ayaa lagu Meheriyey! – Sheeko

Wuxuu ahaa Nin dhalinyaro ah wuxuu ag marayey Beer weyn dhinaceeda, waxa uu arkay xabad Tufaax ah oo Geed beerta ka mid ah ka soo dhacday. Xabbadii Tufaax ahayd ayuu cunay baahi markaasi haysay awgeed, markuu dhamaystay ayuu xasuustay in aanu iibsan, qofkii lahaana ka fasax qaadan. Wuxuuna ahaa Wiil ilaahay ku xidhan oo xalaal […]

QISO DHAB AH: Heestii Nolosha cusub soo dhawee oo noqotay qiso dhab oo ku dhacday Mursal Muuse DAAWO.

Heesta beryahaan ay isku heysteen qaabka loo sameeyey sida telefishinada iyo saxaafada Soomaalida oo dhan wada saameysay ayaa soo ifbaxday sababta rasmiga ah ee loo sameeyey. Marka aad heesta miraheeda si fiican u dhuuxdo waxaa kaaga soo baxaysa wiil saaxiibkii waano usoo jeedinaya. Hadaba Heesta waxaa miraheeda leh Cabdirisaaq Xaamud Ceydiid “Jeylaani” waxaana ku luuqeeya […]

Yaabka Yaabkiisa: Lamaane 10-sano wada dagnaa hadana hal habeena ama daqiiqdna wada seexan,Sheeko

Waa sheeko Xiiso leh oo majaladaha England ay soo daabaceen toddobaadkan islamarkaana waa sheeko jaceel oo guurka kadib ah. Ian iyo Paula McFadyen oo ah labada ruux ee sheekadan quseyso ayaa ka sheekeynaya mudo 10 sano ah oo ay isqabeen in hal habeena ay isku calfan sida nin iyo xaaskiisa iyadoo ay jirto in ay […]

Qiso Cajiib ah oo mudan in la Akhristo.!

qiso-yaab-leh2Hada ka hor ayaa nin Dr ama dhaqtar ahaa oo dr naajix ahaa ayaa gurigiisa ka baxay asagoo u socda airport waxuu u socday in uu ka qaybgalo shirarka takhaatiirta caalamiga waxaana lagu siin lahaa abaalmarin ,dr aad bay ula wayneed arintaas ,diyaaradii waa kacday markii ay caabar socotay aysan gaarin meeshii ay ujeedkeedu ahaa […]

Aqriso qeybta 6-aad sheekada “Ma gabadheenna ayaa ka xun gabadha aad bad-baadineyso? Hada ka laabo furitaanka aad ku dhawaaqday”,.

Qeybtii shanaad ee sheekada waxa ay noo joogtay ayeeyo oo gabadheedii ku dheheysa, “Hee waa aqaanna kan caruurta iyo xaaska meesha ku lahaa. Muxuu kaa sameeyay gabadheydiyeey kaas waaba necbahay hadii wax yar kaa sameeyay anaa aqaanna sida la leeyee”. “Ayeeyo ninkaas aniga xaaskiisii ayaan ahay waan jeclaaday, wuuna imehersaday ee wax dhib kala ah […]

Aqriso qeybta 5-aad sheekada “Ma gabadheenna ayaa ka xun gabadha aad bad-baadineyso? Hada ka laabo furitaanka aad ku dhawaaqday”,.

Qeybtii afaraad ayaa waxa ay noo joogtay iyada oo  ay Xaawo ku tiri ayeeyadeed, “Ayeeyo waxa aan doonayaa in aan kuu sheego arin isla soo deristay waana kaa xishoonayaa. Seen yeelaa. Amaa idishaa hadii aan kuu sheego?”. HALKAAN KU DHUFO SI AAD U AQRISO SHEEKADA

David Moyes: Waxaan keeni doonaa ciyaartooy cusub inta uusan suuqu xirmin

Macalinka Manchester United,David Moyes ayaa ku adkeystay in saxiixyo cusub ay imaan doonaan kooxdiisa inta aaney xirmin daaqada kala iibsiga. Xidig yaraha Uruguay Guillermo Valera ayaa ah ciyaariyahan kaliya ee ilaa hada ay la soo saxiixatay Man United kaas oo laga yaabo in isna amaah lagu diro. Kooxda Premier League hanatay ayaa loogaga adkaaday saxiixa […]

QEYBTA 8-aad ee Ugu dambeysay Sheekadii Waali iyo Walbahaar Jaceyl.

Tixdaani inta uu tirinaayay wuxuu farta ku fiiqaayay Nimco dadkoo dhanna indho tag tag ayaa ka soo haray Nimco, dhidid waa weyn ayaa ka yimid waayo habaarka ayuu ugu roonaaday kadibna Nimco waxaa u yeeray Saacid adeerkiis wuxuuna weydiiyay sida ay wax u dhaceen waxayna ku jawaabtay ‘’Saacid kalsooni is-barasho ayaa naga dhaxeysay, mana Ogeyn […]

Log in | Designed by Jimcale