HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Wararka Robin-Van-Persie

Van Persie oo ku guuleystay kobaha dahabka (aqriso sida loogu guuleystay 10-kii sano ee la so dhaafay) »

Weeraryahanka kooxda Man United Robin Van Persie ayaa markii labaad oo xiriir ah ku guuleystay gool dhalinta Premier League Englad . Van Persie ayaa sanadkii hore isku qaatay gool dhainta…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
WEEKEND PREVIEW SPLIT:

Arsenal Oo Booska Afaraad Xiratay Iyo Tottenham Oo Daaqada ka baxday, Xilli Horyalka Cawa La Soo Gaba gabeeyey »

Waxaa cawa la soo gabagabeeyey horyaalka Preimer League, iyadoona kulamada cawa ay soo wada galeen waqti isku wada mid ah Kulanka ugu xiisaha iyo xamaasada badan ayaa waxa uu ahaa…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
jose ok

Real Madrid oo mar hore ka tashatay Jose Mourinho »

Real Madrid ayaa lagu soo waramaya in ay ka tashatay tababate Jose Mourinho . Macalinka qas wada ah ee wadanka Portugal ayaa la sheegay in uu ku sii jeedo kooxdisii…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
5 qwaji

Axadii macsalamada : 5 waji oo maanta ay ugu dambeyso kubbada cagta »

Tababaraha kooxda Manvhester United ayaa hogaaminaya liiska shaqsiyaadka maanta macslaameyn doona kubbada cagta , kadib 27 sano oo man united macalin u ahaa. Michel Owen oo mudo dheer ku soo…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
torres nish+striker+Fernando+Torres+sits+on+the+turf+

Torres oo la fisixi doono Mourinho dartiis »

Chesea ayaa suuqa soo dhigi doonta weeraryahankeeda Flop-ka ah ee wadanka Spain Farnando Torres. Kadib markii uu Torres xagagan muujiyay wax qabadkisii ugu wanaagsanaa maalmihisii Stamford Bridge, ayey hada Chelsea…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
2013_3_10_14_14

Rooney Oo Galabta Seegaya Kulanka Ugu Dambeeya Ee Kooxdiisa ay ciyaareyso (Sabab) »

Wayne Rooney ayaa ka maqnaan doona  kulanka ugu danbeeya ee Manchester United ee xilli ciyaareedkan ee ay galabta la ciyaarayaan kooxda West Brom. Sababta ayaa lagu sheegay in Rooney  kulankaan…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
images (2)

Wenger Oo Ku Goodiyey In Kooxdiisa Ay Sanadka Dambe Ka Qeyb Gali Doonto Champions League »

Kadib kulan xiiso badan oo dhex mari doona kooxaha Newcaste iyo Arsenal ayaa hadana macalinka hoggaamiya Naadiga Arsenal Arsene Wenger ayaa ku adkeystay in kooxdiisa ay ku dhameysan doonto booska…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Wargeysyada

Wargeysyada Caalamka Waxyaabaha Maanta ay ka qoreen Sport-ga »

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis la gaarto weeryahanka Kooxda Atletico Madrid Redmel Falcoa, iyagoona ku doonaya inay ku soo qaataan aduun lacageed oo gaaraya…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
ronaldo ok

Cristiano Ronado xagaaga dambe Chelsea mise Man United ? »

 Jose Mourinho ayaa la sheegaya in uu qorsheynaayo in uu dib ugu soo celiyo Ronaldo,Premier League Mou ayaa ubaahan in uu Ronado xirto funaanada buluuga ah ee Chelsea ,xili Jose…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
casillas ok

Keydkii Casillas wax guul ah kuma gaarin Real Madrid »

Tababare Jose Mourinho ayaa la jeclaaday kursiga keydka kabtanka xulka Spain iyo kooxda Real Madrid Ikier Casillas. Laakiin Madrid ayaa sanadkaan ku dhameysaneysatay koob la,aan xili Jose Mourinho uu wali…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
sir and joe

Mourinho: Premier League wax xiiso ah malahan Ferguson la,aantiis »

Tababare Jose Mourinho ayaa aaminsan in uusan sii ifi doonin shumaca United kadib is casiladii tababare Alex Ferguson. Xili la hadal hayo in uu Mourinho uu qaban doono Chelsea ayaa…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
arsenal_2460538b

Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka galabta ee Newcastle vs Arsenal »

Kooxda tababare Arsene Wenger ayaa ciyaari doonta kulan dhimasho ah. The Gunners ayaa booqan doonta St. James’ Park,iyadoo maanka ku heysa xaalada kulanka Tottenham iyo Sunderand. Arsenal ayaa dooneysa in…

May 19 2013 / 1 Comment / Sii-Akhri »
chelsea ticle-2303492-19278BBC000005DC-112_634x493

Hordhaca iyo Taariikhda kulanka gaabta ee Chelsea vs Everton: »

Rafa Benitez ayaa umuuqda mid macsalameyn doona Chelsea ,madaama qandaraaskiisu uu kulankaan ku egyahay. Chelsea ayaa hubta in ay ka qeyb gali doonto Champions League xagaaga dambe ,laakiin waxaa ay…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
fergi2320230-047C333D0000044D-333_634x406

Warbixin ugaar ah kulanka West Bromwich Albion v Manchester United »

Kadib 27 sano oo guul ah ,tababare Alex Ferguson ayaa soo xiri doona maanta shaqada United . Taageerayasha Red Devills aya sugaya kacaanka cusub ee David Moyes . Kooxda West…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Robin-van-Persie--2

Bixitaankii Van Persie maxey udhibtay Arsenal? »

Tababaraha kooxda Arsenal ,Arsene Wenger ayaa sheegay in bixitaankiiu Robin Van Persie ay niyad jab ku riday kooxdiisa xagaagan. Ka hor inta aan la go,aamin in ay The Gunners ka…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
bayer 493hp2

Bayer Munich oo badisay iyo Borussia Dortmund oo laga badiyay ka hor final-ka Champions League »

Bayer Munich ayaa guul gaartay ka hor inta aaney Sabtida ka soo muuqan masraxa weyn ee Wembley . Munich ayaa 4-3 ciyaar oo rafaaday kaga adkaatay kooxda Monchengladbach Bayer Munich…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
Soccer - Barclays Premier League - Chelsea Training Session - Cobham Training Ground

Rafa Benitez oo la weydiyay halka uu ku wajahan yahay Chelsea kadib? »

Tababare Rafa Benitez ayaa shegay in uu jeclaan lahaa in uu ka sii shaqeyo horyaalka Ingriiska ee Premier League. Rafa ayaa ka war haya in ay Chelsea ay udhowdahay Jose…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
fergie 326144-19D657D7000005DC-750_636x416

Ma dhabaa in Chelsea ay isku dayday in ay soo qaadato Sir Alex Ferguson? »

Stuart Mathieson waa wariye ka tirsan jariirada Manchester Evening News waana wareysi qaade can ah ,waxaana uu dhowaan la kulmay Sir Alex Ferguson. Qormo todobaadka ayuu ku sheegay in ay…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
England

Van Persie oo ku guuleystay kobaha dahabka (aqriso sida loogu guuleystay 10-kii sano ee la so dhaafay) »

Robin-Van-Persie

Weeraryahanka kooxda Man United Robin Van Persie ayaa markii labaad oo xiriir ah ku guuleystay gool dhalinta Premier League Englad…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsenal Oo Booska Afaraad Xiratay Iyo Tottenham Oo Daaqada ka baxday, Xilli Horyalka Cawa La Soo Gaba gabeeyey »

WEEKEND PREVIEW SPLIT:

Waxaa cawa la soo gabagabeeyey horyaalka Preimer League, iyadoona kulamada cawa ay soo wada galeen waqti isku wada mid ah…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Real Madrid oo mar hore ka tashatay Jose Mourinho »

jose ok

Real Madrid ayaa lagu soo waramaya in ay ka tashatay tababate Jose Mourinho . Macalinka qas wada ah ee wadanka…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Axadii macsalamada : 5 waji oo maanta ay ugu dambeyso kubbada cagta »

5 qwaji

Tababaraha kooxda Manvhester United ayaa hogaaminaya liiska shaqsiyaadka maanta macslaameyn doona kubbada cagta , kadib 27 sano oo man united…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Torres oo la fisixi doono Mourinho dartiis »

torres nish+striker+Fernando+Torres+sits+on+the+turf+

Chesea ayaa suuqa soo dhigi doonta weeraryahankeeda Flop-ka ah ee wadanka Spain Farnando Torres. Kadib markii uu Torres xagagan muujiyay…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Rooney Oo Galabta Seegaya Kulanka Ugu Dambeeya Ee Kooxdiisa ay ciyaareyso (Sabab) »

2013_3_10_14_14

Wayne Rooney ayaa ka maqnaan doona  kulanka ugu danbeeya ee Manchester United ee xilli ciyaareedkan ee ay galabta la ciyaarayaan…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Wenger Oo Ku Goodiyey In Kooxdiisa Ay Sanadka Dambe Ka Qeyb Gali Doonto Champions League »

images (2)

Kadib kulan xiiso badan oo dhex mari doona kooxaha Newcaste iyo Arsenal ayaa hadana macalinka hoggaamiya Naadiga Arsenal Arsene Wenger…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Wargeysyada Caalamka Waxyaabaha Maanta ay ka qoreen Sport-ga »

Wargeysyada

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis la gaarto weeryahanka Kooxda Atletico Madrid Redmel Falcoa, iyagoona…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Cristiano Ronado xagaaga dambe Chelsea mise Man United ? »

ronaldo ok

 Jose Mourinho ayaa la sheegaya in uu qorsheynaayo in uu dib ugu soo celiyo Ronaldo,Premier League Mou ayaa ubaahan in…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Mourinho: Premier League wax xiiso ah malahan Ferguson la,aantiis »

sir and joe

Tababare Jose Mourinho ayaa aaminsan in uusan sii ifi doonin shumaca United kadib is casiladii tababare Alex Ferguson. Xili la…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka galabta ee Newcastle vs Arsenal »

arsenal_2460538b

Kooxda tababare Arsene Wenger ayaa ciyaari doonta kulan dhimasho ah. The Gunners ayaa booqan doonta St. James’ Park,iyadoo maanka ku…

May 19 2013 / 1 Comment / Sii-Akhri »

Hordhaca iyo Taariikhda kulanka gaabta ee Chelsea vs Everton: »

chelsea ticle-2303492-19278BBC000005DC-112_634x493

Rafa Benitez ayaa umuuqda mid macsalameyn doona Chelsea ,madaama qandaraaskiisu uu kulankaan ku egyahay. Chelsea ayaa hubta in ay ka…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Warbixin ugaar ah kulanka West Bromwich Albion v Manchester United »

fergi2320230-047C333D0000044D-333_634x406

Kadib 27 sano oo guul ah ,tababare Alex Ferguson ayaa soo xiri doona maanta shaqada United . Taageerayasha Red Devills…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Bixitaankii Van Persie maxey udhibtay Arsenal? »

Robin-van-Persie--2

Tababaraha kooxda Arsenal ,Arsene Wenger ayaa sheegay in bixitaankiiu Robin Van Persie ay niyad jab ku riday kooxdiisa xagaagan. Ka…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Rafa Benitez oo la weydiyay halka uu ku wajahan yahay Chelsea kadib? »

Soccer - Barclays Premier League - Chelsea Training Session - Cobham Training Ground

Tababare Rafa Benitez ayaa shegay in uu jeclaan lahaa in uu ka sii shaqeyo horyaalka Ingriiska ee Premier League. Rafa…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Ma dhabaa in Chelsea ay isku dayday in ay soo qaadato Sir Alex Ferguson? »

fergie 326144-19D657D7000005DC-750_636x416

Stuart Mathieson waa wariye ka tirsan jariirada Manchester Evening News waana wareysi qaade can ah ,waxaana uu dhowaan la kulmay…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

WARARKA MAANTA

Spain

Real Madrid oo mar hore ka tashatay Jose Mourinho »

jose ok

Real Madrid ayaa lagu soo waramaya in ay ka tashatay tababate Jose Mourinho . Macalinka qas wada ah ee wadanka Portugal ayaa la sheegay in uu ku sii jeedo kooxdisii hore ee Chelsea Laakiin sida ay qortay jariirada AS ee ka soo bxda Spain ,kooxda…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Wargeysyada Caalamka Waxyaabaha Maanta ay ka qoreen Sport-ga »

Wargeysyada

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis la gaarto weeryahanka Kooxda Atletico Madrid Redmel Falcoa, iyagoona ku doonaya inay ku soo qaataan aduun lacageed oo gaaraya €60 million Source: The People Madaxweynaha Kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa sheegay inuusan ogolaan…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Keydkii Casillas wax guul ah kuma gaarin Real Madrid »

casillas ok

Tababare Jose Mourinho ayaa la jeclaaday kursiga keydka kabtanka xulka Spain iyo kooxda Real Madrid Ikier Casillas. Laakiin Madrid ayaa sanadkaan ku dhameysaneysatay koob la,aan xili Jose Mourinho uu wali keydka ku hayo Ikier Casillas isagoo ka doorto gool haye Diago Lopez. Eduardo Fernández de…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Mourinho: Premier League wax xiiso ah malahan Ferguson la,aantiis »

sir and joe

Tababare Jose Mourinho ayaa aaminsan in uusan sii ifi doonin shumaca United kadib is casiladii tababare Alex Ferguson. Xili la hadal hayo in uu Mourinho uu qaban doono Chelsea ayaa jariirtada The Guardian weydiisay xiisaha Premier League . Mourinho ayaa sheegay in Premier League uusan…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Geesi iga dheh: Arda Turan oo timihii iska xiiray »

arda turan

Wiilka muslimka ah ee kooxda Attletio Madrid Arda Turan ayaa ka dhabeeyay balan qaadkii uu sameeyay ka hor final-kii Copa del Rey. Xidiga muslimka ah ee wadanka Turkiga ayaa horey ubalan qaaday in uu timada iska xiiri doono hadii uu Copa del Rey ka qaado…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Liverpool oo ku soo biirtay loolanka loogu jiro mid ka mid ah xidigaha kooxda Barcelona? »

vila

Kooxda Liverpool ayaa waxa ay soo guda gashay loolanka loo ku jiro saxiixa ciyaaryahanka kooxda Barcelona weerarka ugu ciyaara  David Villa marka uu xiligaan dhamaado. Ciyaaryahanka u dhashay dalka  Spain ayaa waxaa uu doonayaa in uu isago tago ooxda Barcelona maadaama uusan ku heysan booska…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Daily Mail Oo Sheegtay In Macalin Jose Uu Doonayo Inuu Ronaldo Geeyo Kooxda Chelsea »

jose

Sida ay maanta soo bandhigtay jariirada Ingariiska ka soo baxda ee Daily Mail  ayaa ku warameysa in macalin Jose Mourinho ayaa liiska ciyaartoyda uu doonayo u sii gudbiyo maalqabeenka kooxda Chelsea  Roman Abramovich marka Tababare Jose uu xagaaga dambe uu qabto kooxda Blues-ka. Liiska ciyaaryahanadaas…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Atletico Madrid oo Hanatay Copa Del Rey, Iyagoona 14-sano Kadib Ka Adkaaday Kooxda Real Madrid »

123

Kooxaha dariska ah ee ka dhisan caasimada wadanka Spain ee Real Madrid iyo Atletico ayaa cawa waxay isku arkeen Final-ka Copa Del Rey Labada kooxood ayaa ciyaartooda waxay ku bilaabatay jahwareer iyo isku dhex yaac, iyadoona markii Dambe ay hogaanka ciyaarta la wareegtay kooxda Real…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Andres Iniesta oo aan ku faraxsaneyn Barcelona »

insta

Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres Iniesta ayaa ka soo muuqday barnaamujka caanka ah ee Punto Peloa ayaa sheegay in uusan ku qanacsaneyn xaalada ay hada ku sugan tahay Barcelona “Cidna kuma…

May 17 2013 / 1 Comment / Sii-Akhri »
Italy

Wargeysyada Caalamka Waxyaabaha Maanta ay ka qoreen Sport-ga »

Wargeysyada

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis la gaarto weeryahanka Kooxda Atletico Madrid Redmel Falcoa, iyagoona ku doonaya inay ku soo…

May 19 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Juve oo laba ciyaaryahanka ka dooneysa in ay ka soo iibsato kooxda Manchester City. »

Carlos-Tevez-Manchester-C-007

Kooxda Juventus ayaa waxa ay diyaarisay sidii laba ciyaaryhan ay kala soo wareegi laheyd koooxda Manchester City kuwaas oo kala ah CarlosTevez iyo Aleksandar Kolarov.…

May 18 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Wararka Ugu waa Weyn Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda ee Maanta »

images

Madaxweynaha Kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa sheegay inay soo afjaeayaan heshiiska weeryahanka kooxda Napoli,isagoona tilmaamay inay ku soo qaadan doonaan Aduun lacageed oo gaaraya…

May 17 2013 / 1 Comment / Sii-Akhri »

Mario Balotelli oo ku biiray aalada Twitter-ka »

mario milan 2

Waxaa lagayaba in ay tani tahay dhacdadii badin laheyd ganaaxa Mario Balotelli madaama uu marki horeba ciqaab badan kala kumi jiray hadaladiisa saxaafada ama dhaqanbkiisa…

May 17 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Balotelli oo la weydiiyay sida uu arko shaqo ka ceyrintii Mancini »

mari9

Tv-iga CNN-ka ayaa weydiiyay laacibka madowga ah ee kooxda AC Milan , Mario Balotelli sida uu arko shaqo ka ceeyrinta macalinkiisii hore Roberto Mancini. Mario…

May 16 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Kooxaha ka qeyb galaya koobka Emirates Cup-ka oo lagu dhawaqay »

emiratescup2013_teams

Kooxaha Napoli, Porto iyo Galatasaray ayaa ka qeyb qaadan doona koobka Emirates Cup-ka xagagan . Waa markii lixaad ee la qabanayo koobkan, kaas oo la…

May 15 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Roberto Mancini oo shaqo loogu yaboohay gudaha Talyaaniga »

mancini

Madaxweynaha kooxda Sampdoria Riccardo Garrone ayaa qiray in ay kooxdiisu ay dooneyso in ay soo qaadato macalinka shaqada laga ceyriyay ee Roberto Mancini. Xidigii hore…

May 15 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Capello: Italy waa iney wax ka bartaa England iyo Spain »

rome 951hp2

Tababaraha xulka Russia Fabio Capello ayaa aaminsan in dadka maamula kubbada cagta Talyaaniga aysan dooneyn in ay dhamaato cunsuriyada kubbada cagta ee gacanka Talyaaniga. Capello…

May 15 2013 / No Comment / Sii-Akhri »

Edison Cavani, iyo Isco xagee sanadka danbe ka soo jeesan doonaan ? »

isco2197-18A45304000005DC-543_634x414

Warar laga Man City,ayaa la sheegay inkooxda City ay horay heshiis ula gashay ciyaryahanda Isco iyo Cavani ku waas oo ku soo biiri doono horyaalka…

May 14 2013 / No Comment / Sii-Akhri »
France Wargeysyada

Wargeysyada Caalamka Waxyaabaha Maanta ay ka qoreen Sport-ga

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis la gaarto weeryahanka Kooxda Atletico Madrid Redmel Falcoa, iyagoona ku doonaya inay ku soo qaataan aduun lacageed oo gaaraya €60 million Source: The People Madaxweynaha…

May 19 2013 / Sii-Akhri »
bekes

David Beckham Oo Ciyaaraha Soo Af jaray

David Beckham xiddiga caanka ah ee reer England ayaa gabi ahaan iska casilay ciyaaraha kubbada cagta, kaddib markii uu naadiga PSG kula guuleystay horyaalka dalka Faransiiska. 38-jirkaan lagu magaacbo Becks ayaa rikoor cusub u dhigay ciyaartoyda…

May 16 2013 / Sii-Akhri »
images

Falcao oo la sheegay in 90 Boqolkiiba uu ku biiri doono Kooxda Monaco

Weeryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcao ayaa la sheegay in 90-boqolkiiba uu ku biiri doono kooxda As Monaco ee wadanka Faransiiska. Kooxda Monaco ayaa sheegtay in Radamel Falcao ay ku doonayaan inay ku soo qaataan aduun…

May 16 2013 / Sii-Akhri »
Carlo-Ancelotti-

Ancelotti Oo Mustaqbalkiisa ku sheegay inuu yahay 50%

Macalinka kooxda Paris Saint-Germain Carlo Ancelotti ayaa qiray in sii joogitaanka kooxda reer France uu yahay 50-50 Boqolkiiba konton Macalinka reer Italy ayaa sheegay inuu sii joogi doono iyo in kale ay tahay mid aan cago…

May 16 2013 / Sii-Akhri »
Mancini

War deg deg ah: Roberto Mancini oo shaqadii Manchester City laga eryey

Tababarihii kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa shaqadii macallinimo ee kooxda Manchester City, ka gadaal markii lagu eedeeyey inuu sannadkaan wax koob ah usoo xareynin kooxda lagu qasaariyey malaayiinta doolar. Eryida Roberto ayaa soo dadejinaysa ka…

May 14 2013 / Sii-Akhri »
Taariikhda Cristiano Ronaldo - Ballon d Or France Football 2008

Qeybtii ugu dambeysay taariiqda ciyaariyahan Cristiano Ronaldo

Kulanti wacan markale asxaabey meelkasa oo aad joogtaan kuna soo dhowaada qeybtii ugu dambeysay taariiqda xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo. Horey waxaad uga bogateen qeybihii koowaad,labaad iyo sadexaad manta waa qeybtii 4 aad oo ah qeybtii…

Apr 11 2013 / Sii-Akhri »
ronie

Qeybtii Sadexaad ee Taariikhda ciyaariyahan Cristiano Ronaldo

Kulanti wacan markale asxaabey meel kasta oo aad joogtaan kuna soo dhowaada qeybtii sadexaad ee taariikhda xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo Waayihiisa Real Madrid 26-kii june ayey kooxda Real Madrid ku dhawaaqday in ay sitoos ah…

Mar 30 2013 / Sii-Akhri »
ronaldo kk

Qeybtii labaad: Taariikhda Cristiano Ronaldo

Kulanti wacan markale meel kastoo aad joogtaana kuna soo dhowaada qeybii labaad taariikhda xidiga Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo Qeybtii koowaad waxaa ay noo joogtay? Cristiano ayaa sanadkii 2004-tii soo afjaray nolashiisa Portugal waxaana…

Mar 29 2013 / Sii-Akhri »
rooo

Maxaad Kataqaana Taariiqda Xidiga Real Madrid iyo Xulka Portugal Cristiano Ronaldo? + Sawiro

Magaciisa saxda ah waa Cristiano Ronaldo des santos Averio wuxuuna ku dhashay xaafada Funchal,ee jasiirada Madeira ee dalka Portugal waxaana uu dhashay 5 -tii febraury 1985 -tii, Waxaa si wanaagsan loogu yaqaan magaca Cristiano ronaldo ,waana…

Mar 28 2013 / Sii-Akhri »
-

Aragti : Bari iyo FIFA Ballon d’Or Messi,Ronaldo iyo Andres Iniesta

Bari waxaa lagu dhawaqi doonaa abaal marinta FIFA Ballon d’Or waxaana lagayaba in ay sameyso taariiq gooni ah ,waa hadii uu ku guuleystay Lionel Messi oo noqon doona ciyaariyahankii ugu horeeyay ee 4 jeer ku guuleysta.…

Jan 6 2013 / Sii-Akhri »
Germany Wargeysyada

Wargeysyada Caalamka Waxyaabaha Maanta ay ka qoreen Sport-ga

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis la gaarto weeryahanka Kooxda Atletico Madrid Redmel Falcoa, iyagoona ku doonaya inay ku soo qaataan aduun lacageed oo gaaraya €60 million Source: The People Madaxweynaha…

May 19 2013 / Sii akhri »
bayer 493hp2

Bayer Munich oo badisay iyo Borussia Dortmund oo laga badiyay ka hor final-ka Champions League

Bayer Munich ayaa guul gaartay ka hor inta aaney Sabtida ka soo muuqan masraxa weyn ee Wembley . Munich ayaa 4-3 ciyaar oo rafaaday kaga adkaatay kooxda Monchengladbach Bayer Munich ayaa afarta gool labo ka mid…

May 18 2013 / Sii akhri »
Gotze_1715742a

Mario Gotze: Waan awoodnaa inaan ku guuleysano koobka Champions League

Xidiga dhawaan ay iibsatay kooxda Bayern Munich una ciyaara kooxda Borussia Dortmund Mario Gotze ayaa ku adkeystay inay kooxda Bayern ay Final-ka Champions League ka adkaan karaan Laacibka reer Jarmal ee Mario Gotze ayaa sheegay in…

May 18 2013 / Sii akhri »
tiago325785-12B48368000005DC-191_634x394

Thiago Alcantara oo ka dalbaday Barcelona in ay iibiso –Kooxdee?

Laacibka kubbada qurxoon ee kooxda Barcelona Thiago Alcantara ayaa lagu soo waramaya in uu doonayo in uu dhabarka xijiyo kooxdiisa . Kadib markii uu sanadkan kulamo yar ka soo muuqday ciyaarihi kooxdiisa ayuuu jeclaaday in uuasan…

May 17 2013 / Sii akhri »
gotz pok

Muller: Saxiixa Gotze waa xawaaji lagu daray final-ka Champions League

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Bayer Munich Thomas Muller ayaa sheegay in saxiixa laacibka kooxda Borussia Dortmund Mario Gotze uu yahay dhan dhan lagu daray final-kas Champions League . Bayer Munich iyo Borussia Dortmund ayaa 25-ka…

May 15 2013 / Sii akhri »
Afrika lampard okok

Waa kuma xidigii Todobaadkan ugu fiicnaa aduunka?

Aduunka todbaad walba waxaa ka dhaca ciyaaro kala duwan ,waxaana la qiimeeya laacibka tobaadka ee aduunka . Xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Frank Lampard loo magacabay laacibkii asbuucan ugu fiicnaa aduunka ” World Player of…

May 13 2013 / Sii akhri »
xavi

Qiimeynta bilaha ah ee xulalka aduunka oo la soo saaray

FIFA aya soo saartay qiimeynta bilaha ah ee xulalka aduunka ,taas oo bishaan aaney waxba is ka badalin qeybta sare . 10-ka sare ee xulalka aduunka ayaan waxba iska badalin ,madaama aan bishan la ciyaarin kulamo…

May 9 2013 / Sii akhri »
jareer

Gool haye nafsadiisa halis gashay :-DAAWO VIDEO

Ciyaar udhaxeysay kooxaha Lokeren iyo Club Brugge ee horyaalka Belgiam ayuu gool hayaha reer Ivery Coast ee goosha uqabta kooxda Lokeren uu geeri ku sigtay markii uu madaxa ku dhufsaday birta xili uu islahaa bad baadi…

May 6 2013 / Sii akhri »
drogba19990-19A33C08000005DC-400_634x486

Didier Drogba iyo Wesley Sneijder oo horyaalka Turkiga kula guuleystay Galatasaray + SAWIRO

Kooxda Galatasaray ayaa hanatay horyaalka wadanka Turkiga markeedii 19 aad ,taas oo noqotay rkoor cusub. Galatasaray ayaa xalay 4-2 ugu qubeysay kooxda Sivasspor ciyaar ka dhacday magaalada Istanbul,sidaas ayeyna ugu dabaal dageen horyaakoodii 19 aad. Selcuk…

May 6 2013 / Sii akhri »
Seuki2012

Ciyaarihii Xagaaga Soomalida ee Stockholm oo isku aadkooda la sameeyey DAAWO VIDEO

Waxaa dhawaan la sameeyey ciyaaraha xagaaga oo aalaaba lagu qabto dalka Sweden gaar ahaan magaalada Stockholm oo caasimad u ah dalkaasi. Ciyaarahan ayaa waxa kasoo qeyb gala ciyaartooyda Soomaaliyeed ee ku kala nool qaaradan Yurub kuwaasoo…

May 3 2013 / Sii akhri »
Messi goolki ugu quruxda badnaa Rooney Goolkii ugu quruxda badnaa Ronaldo goolashii ugu qurxda badnaa Zlatan goolkii ugu quruxda badnaa Goolkii ugu xawaaraha badnaa Neymar goolkii ugu quruxda badnaa uu dhaliyey: /iframe∓
Log in | Designed by Jimcale
rel=enable_default , //id of main slider DIV contentsource: [ =/divmidpausetimeID, $key2, TRUE); /* Custom field thumbnail check */ ?, =.$npdv_options[paginate-featured-slider#increment); ?h2 class=),]. =?php the_title(); ? 0 ) { ?,).jCarouselLite({ sub2ndCatIDname?php if ( !function_exists( =) ) : ?titleCatName/div $npdv_options[]); ?WpAdvNewspaperdiv class=midpausetimeID, $key2, TRUE); /* Custom field thumbnail check */ ? , ]) , subnewspost cat=span class=ul