Waxaa mudooyinkaani soo ifbaxaayay Gabayo iyo Heeso lagu Aflagaadeynaayay Shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Magaallada Muqdisho oo Jiritaankooda meel looga dhacay.
Abwaanada iyo Fan
Jun 18 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Naadiga La Socodka Arrimaha Soomaliya, wuxuu codkiisa ku biirinaayaa dhammaan intii horey u canbeereysay dagaalkii doqonimada ahay ee dhowaan ka dhacay magaala-madaxda Jubbooyinka ee Kismaayo, dag
Jun 17 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Doorashadii ka dhacday Wadanka Iran oo ay ka qeyb galeen illaa dhawr musharax ayaa waxaa si cad loogu dhawaaqay inuu ku guulaystay wadaadka la yiraahdo Xasan Rowxaani oo ah wadaad qunyar socod ah.
Jun 16 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Bismillaah, arimaha jubooyinka waxey soo marayeen maraaxil kala duwan oo ku dhisan taxadar iyo kafiirsi labada dhinac ah, dowlada dhexe ee Soomaaliya waxey u dhaqmeysay qaab daganaansho ku jirto,
Jun 14 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Waxaa caawa fiidkii cishaha ka dib la dilay Cali Cumaroow Baroow oo kasoo baxay masjidka taasoo keentay in koox madaxa soo duubatay ay rasaas la dhaceen ka dibna uu dhacdadaasi u geeriyooday.
All
Jun 13 2013 | Posted in
Fallo,
Tacsi,
Wararka |
Read More »
Siyaasadaha Qalafsan iyo Dagaalka ka dhacay Magaallada Kismaayo, ayaa waxa uu dib u dhac ku sameyn karaa Rajada Qaran ee iminka ka soo bidhaanta Somalia,iyadoona ay Kooxda Alshabaab ka faa’iidey
Jun 9 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
DHALLINYAROOY………Wiilkii Soomaaliga ahaa ee lagu dilay Koofurta Afrika wuxuu woxoogaa furaha ku rogay damiirka uu mudaba dabku ka maqnaa ee dadka Soomaaliyeed, lkn dhibaatadaasi waxay ka mid
Jun 5 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Howsha Saxaafadda oo ah xirfad ay dad badani jecel yihiin waxay u baahan tahay aqoon iyo mas’uuliyad adag oo dusha ka saaran ruuxa ku guda jira mihnadaasi, waxaana Suxufi kastaa looga baahan yahay
Jun 3 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Naadiga La Socodka Arrimaha Soomaaliya, = (NLSAS), wuxuu aad ugu faraxsan yahay inuu akhristayaasha usoo bandhigo maqaalkaan oo isugu jira saadaal-nabadeed, bogaadin iyo dhalil wax toosineed, iyad
Jun 3 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Cumar Shafiiq Xammaami oo lagu naaneyso Abuu Mansuur Al-amriiki, kana mid noqday Saraakiisha Ajaanibta ee ku baxay Gacanta Al-qacidada Somalia ee Alshabaab, waxa uuna Ururka Alqaacida Wakiilka uga
Jun 3 2013 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »