HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Wararka Sallaamaley Mataano ah

Gabaygii 19aad “Dhuug” : ee Silsiladda Sallaamaley »

Share Gabaygan sidda aad ka arki doontaa waxaan kaga hadlayaa Fekerkayga ku saabsan. Doodii u dhaxaysay labada dhinac ee Somalia iyo Somaliland oo dood suugaaneed uu daah furay Abwaan Xasan Faarax…

May 17 2012 / No Comment / Sii-Akhri »
anwar

Daraaso lagu sameeyay Isbar-bardhiga dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho yaa ka danbeeya DKMG, iyo Alshabaab !!!!!! »

Share Dadka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa marti u noqday dagaalo iyo dilal aan dhamaan taasoo ay kaga imaaneyso dhanka dowlada soomaaliya iyo Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo kasoo horjeeda Nidaamka…

May 17 2012 / No Comment / Sii-Akhri »
Kenya Explosion

Qaraxii Mombasa ka dhacay oo qof lagu tuhmay xabsiga la dhigay »

Share Booliska Kenya ayaa xiray nin looga shakiyay in uu ka qeyb qaatay qarax bambaano oo Talaadadii ka dhacay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Mombasa. Ugu yaraan labo…

May 17 2012 / No Comment / Sii-Akhri »
Qaraxmiino

Afar kamid ah saraakiisha Al Shabab oo ku dhimatay qarax miino »

Share Afar qof oo ka tirsanayd ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa ku dhintay inta u dhaxaysa tuulada Ceel-garas iyo deegaanka Jannuuni ee gobolka Galgaduud, kaddib markii gaari Surf ah oo ay…

May 17 2012 / 1 Comment / Sii-Akhri »
hargeysa

17-qof oo dil lagu xakumay magaalada Hargeysa »

Share Maxkamadda ciidamada ee maamulka Somaliland ayaa a xukunno kala duwan ku ridday 22 qof oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dagaal shalay ciidamada maamulka iyo koox hubeysan ku…

May 17 2012 / 6 Comments / Sii-Akhri »
ciidamada-ahlu_sunna

Dagaal laga cabsi qabo in uu dhe maro Galmudug iyo Al Shabab »

Share Waxaa xaalad cabsi leh laga soo sheegayaa deegaano ka tirsan Mudug oo ay la wareegeen Xarakada AL Shabaab. Iyadoo maalmo ka hor Al Shabaab ayaa gaareen deegaano hoostaga gobolka…

May 17 2012 / No Comment / Sii-Akhri »
ciid dowlada

Sedex qofood oo ku dhimatay degmada Hawl wadaag ka dib ciidamamada Dowlada oo … »

Share Ikastoo uu amaanku gacanta ugu jiro dowlada hadana waxaa muqdisho ay ehel unoqotay dagaalo maalinkasta ah oo udhaxeeya ciidanka dowlada. Shalay oo kaliya waxaa gudaha muqdisho ka dhacay ilaa…

May 17 2012 / 1 Comment / Sii-Akhri »
odayaasha

Shirkii odeyaasha ee Muqdisho oo qarka usaaran lagu kala dareero »

Share Waxaa umuuqa mid fashil kudhow shirkii odeyaasha ee Mudisho kadib markii ay odeyaashii ay ku kala dareereen xaruntii Gaaadiidka oo aheyd xarunta Shirka malintii shalay. Odeyaasha ayaa ka cabanaya…

May 17 2012 / 4 Comments / Sii-Akhri »
grenade_attack

Kenya: One dead in attack on Mombasa nightclub »

Share One person has died after explosive devices were thrown into a nightclub in the Kenyan city of Mombasa, police say. Five people were injured in the attack on the…

May 17 2012 / No Comment / Sii-Akhri »
ilmo_quraan

Canug ku dhashay isagoo Kibaabka Qur’aanka gacan ku haysta »

Share Mucjisooyinka Rabbi waa kuwa aanay ku jirin shaki iyo dood isla markaana marqaati loo yahay, waxaana ka mid ah abuurista Bini’aadamka, sameynta cirka, dhulka, badda, buuraha iyo walina kuwa…

May 16 2012 / 13 Comments / Sii-Akhri »
Godane12

Wiil sheegay in sawirka ay saxaafada u isticmaasho amiirka Al Shabab Axmed Godane uu isagu lee yahay »

Share Guriceel waxaa ku sugan nin la yiraahdo Shuuke C/raxmaan Odawaa waxaana uu sheegay in sawirkiisa la adeegsado marka saxafadu ay ka hadlkayan Hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Cabdi Godane uu…

May 16 2012 / 5 Comments / Sii-Akhri »
shariif

Madaxweyne shariif oo difaacay dastuurka cusub »

Share Isagoo qudbad ka jeedinayay xarunta golaha amaanka ee magaalada New York Madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed waxa uu difaacay dastuurka qabyo qoraalka ah ee loo diyaarinayo Somalia Hogaamiyaha TFG-da…

May 16 2012 / 8 Comments / Sii-Akhri »
qaraxa kenya

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxa ka dhacay meel lagu caweeyo oo ku taaka Mombasa »

ShareWararka ka imaanaya magaalo xeebeedka wadanka Kenya ee Mombasa ayaa sheegaya in weeraro bombaano lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taala magaaladas 2 qof ayaa inta la hubo dhimatay…

May 16 2012 / 1 Comment / Sii-Akhri »
msf

MSF oo xiraysa xarumo ay ku leedahay Galgaduud »

Share War ay manta soo saartay Hay’adda dhakhaatiirta aan xudduuda laheyn ee MSF ayey ku shaacisay in ay xirayso xarumo caafimaad oo ay ku leedahay magaalada Dhuusomarreeb iyo deegaanka Xiindheere…

May 16 2012 / 2 Comments / Sii-Akhri »
Cabdi-tahliil-warsame10

Xaalada Fananka caanka ah Cabdi Tahliil Warsame oo ka sii dareysa iyo Albabada Dowlada KMG ah oo laga xirtay »

Share Xaalada Fanaanka caanka ah Cabdi Tahliil Warsame aya kasii dareysa ,iyadoo hobalkii qaranka uu hada ka sheeganaayo qeybta indhaha oo uusan aad wax u arki karin Cabdi Tahliil oo…

May 16 2012 / 4 Comments / Sii-Akhri »
madaxda dowlda

Madaxda dowlada oo loo diiday in waqtga loo kor dhiyay »

ShareTaliska madxweyne Shariif ayey waajib ku tahay in uu wax walba ku dhameyay 90 cisho ee uhartay kadib marklii ay beesha caalamku isku racday in aan waxba loogu dari doonin…

May 16 2012 / 12 Comments / Sii-Akhri »
baqti nasiib

Haweeneey 1-Milion oo Dollar si qaldan ku heshay »

Share Dood xaga baqtiyaa nasiibka ah ayaa la geeyay maxkamada magaalada Beebe ee gobolka Arkansas ee dalka mareykanka Haweeney ayaa lagu soo waramaya in ay si qaldan ku soo qadatay…

May 16 2012 / No Comment / Sii-Akhri »
Amisom_Muqdisho

Shilalka ay galaan ciidanka Amisom oo ku soo badnaya magaalada Muqdisho »

ShareGadiidka ciidanka midowga Africa ee jooga Somalia ee Amisom ayaa ehel unoqday in ay dad ku dilan wadooyinka waa weyn ee magaalada Miuqdisho Gawaaridaan oo ku socda xawaare sare ayaa…

May 16 2012 / No Comment / Sii-Akhri »
Ciyaraha

UEFA oo shaacisay garsoorihii dhex dhexaadin lahaa ciyaarta Finalka Championka »

Pedro Proenca

Share Xiriirka kubbada cagta qaarada Yurub ayaa shaacisay garsooraha noqon lahaa maalinta Sabtida soo socota kulanka kama dambeysta Finalka Championka…

May 17 2012 / No Comment / Sii-Akhri »

Barcelona oo beenisay hadal uu qoray wergeyska ugu afka dheer dalka Spain ee El Mundo »

Guardiola

Share Madaxweynaha kooxda Barcelona Sandro Rosell ayaa beeniyey hadal ay sii deysay saxaafada dalkaasi iyadoo warbixin ay soo qortay ku…

May 17 2012 / 1 Comment / Sii-Akhri »

Wenger oo ku guuldareeystay inuu Van Persie ku qanciyo inuu sii jooga kooxda Arsenal »

Van Persie

Share Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ku guuldaraystay kulan waji ka waji ahaa oo ay wada yeesheen gooldhaliyaha kooxdaasi…

May 17 2012 / 8 Comments / Sii-Akhri »

Liverpool yey ku badali doontaa tababaraheeda ay shaqada ka eriday? »

WEEKEND PREVIEW SPLIT:

Share Kooxda Liverpool ayaa shaqada ka eriday tababaraheeda Kenny Dalglish, laakin haatan waxay ku sugan tahay xaalad adag oo ay…

May 17 2012 / 5 Comments / Sii-Akhri »

Manchester United oo fasaxday Michael Owen »

Owen

Share Michael Owen ayaa loo balaqay albaabada bixitaanka kooxda Manchester United ka dib markii tababare Sir Alex Ferguson uu usheegay…

May 17 2012 / 3 Comments / Sii-Akhri »

Qoyska Walcott oo aan dooneyn in uu ka qeyb galo Euro 2012 maxey tahay sababtu? »

walcott iyo walaalkiis

Share Qoyska xidiga Arsenal Theo Walcott ayaan dooneyn in uu wiilkood ka qeyb galo koobka qaramada yurub ee Euro iyagoo…

May 17 2012 / No Comment / Sii-Akhri »

Lazio oo ubahan Di Matteo hadii uu Abramovich ka dhigi diido macalin rasmi ah »

Di Matteo

Share Kooxda Lazio ayaa diyar u ah in ay soo qaadato macalinka kooxda Chelsea Roberto Di Matteo hadii Abramovich uusan…

May 17 2012 / 2 Comments / Sii-Akhri »

Evra”si naqso leh ayuu horyaalku ugu soo laaban doona Old Traford »

evra

Share Kabtanka labaad ee kooxda Manchester United Patrice Evra ayaa aaminsan in horyaalkii dhamaday ay kooxdiisu ugacan glisay City markii…

May 17 2012 / 2 Comments / Sii-Akhri »

Tababare Kenny Deglish oo laga eryay Liverpool. »

Kenny-Dalglish-

Share Naadiga Liverpool ayaa erisay macallinkeedii Kenny Dalglish, kaddib markii ay horyaalkii Ingiriiska ku dhammeysatay kaalinta siddeedaad, sidoo kalena ay…

May 17 2012 / 4 Comments / Sii-Akhri »

Midkee saameyn ku yeelan kara Final-ka Champions League Gomez vs Drogba? »

gomez vs drogba

Share Iyadoo Sabtida la soo xiri doono koobka ugu qiimaha badan qaarada yurub ee Champions League oo ay Final-kiisa ku…

May 16 2012 / 21 Comments / Sii-Akhri »

Messi ” Yaan laga hordhicin awooda Barcelona “ »

messi 1010

ShareLaacibka aduunka iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa sheegay in uusan sanadkaan xumeyn qaab ciyaaredkooda balse u nasiibku ka hiliyay…

May 16 2012 / 7 Comments / Sii-Akhri »

Man City oo raalli gelin ka bixisay aflagaadadii uu Tevez u geystay Sir Alex Ferguson »

rip

ShareNaadiga heysta horyaalka Ingriiska ee Manchester City ayaa raalli gelin ka bixisay aflagaaddo Carlos Tevez uu u geystay tababaraha kooxda…

May 16 2012 / 8 Comments / Sii-Akhri »

Xulka England oo lagu dhaawaqay , Ferdinand oo laga tagay, Gerrard oo kabtan noqday ,iyo Sturridge oo laga doortay Welbeck »

england

Share Tabaraha cusub ee xulka Ingriiska ayaa ku dhawaqay 23-ka nin ee England umataleysa Euro 2012 Waxaa laga tagay daafaca…

May 16 2012 / 11 Comments / Sii-Akhri »

Taariikh nololleedka xidiga reer Brazil Ronaldo »

r9ronaldo21

Share Maanta waxaan soo qaadanaynaa Taariikh nololleedka ciyaarayahanka reer Brazil ugu ciyaari jiray weerarka aduunkana magac ku reebay magaciisa oo…

May 16 2012 / 7 Comments / Sii-Akhri »

Jack Wilshere oo ka hadlay sababta uu uxirtay funaanada Liverpool »

wilsher liverpool

ShareKubad sameeyaha kooxda Arsenal Jack Wilshere ayaa boggisa Twitter-ka ugu sheegay taageerayasha Gunners-ka in aaney wax culus ka dhigin in…

May 16 2012 / 14 Comments / Sii-Akhri »

Arsenal, Tottenham iyo QPR oo isku heysta Del Piero »

Alessandro-Del-Piero-Juventus-Farewell

ShareKooxaha Arsenal, Tottenham and QPR aya kuwada loolamaya saxiixa waaya araga wdanka Talyaaniga Alessandro Del Piero kadib markii uu xidigaas…

May 16 2012 / 4 Comments / Sii-Akhri »
English

Kenya: One dead in attack on Mombasa nightclub »

grenade_attack

Share One person has died after explosive devices were thrown into a nightclub in the Kenyan city of Mombasa, police say. Five people were injured in the attack on the popular club in the port city. Armed men were denied entry to the club after…

May 17 2012 / No Comment / Sii-Akhri »

U.S. trains African soldiers for Somalia mission »

US_Uganda

Share KAKOLA, Uganda — The heart of the Obama administration’s strategy for fighting al-Qaeda militants in Somalia can be found next to a cow pasture here, a thousand miles from the front lines. Under the gaze of American instructors, gangly Ugandan recruits are taught to…

May 14 2012 / No Comment / Sii-Akhri »

7 Somali refugees perish on way to Malta »

05-08-unhcr

Share NAIROBI – At least seven Somali refugees have died on their way to Malta from Libya, while other survivors managed to land on one of Malta’s most popular beaches, the UN refugee agency said on Tuesday. The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) said…

May 9 2012 / No Comment / Sii-Akhri »

The Government of Somalia celebrates World Press Freedom day »

idaacad2

ShareMogadishu, 3rd May 2012 – Today the Transitional Federal Government of Somalia celebrated the efforts of Somali journalists in keeping the public informed and expressing the opinions of our pluralistic nation. Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali applauded the media efforts stating: “A free and independent…

May 3 2012 / No Comment / Sii-Akhri »

Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali Gaas Plans Constitutional Government by August »

Somalia's PM Ali tours the Banadir hospital in the capital Mogadishu

ShareSomalia’s Transitional Federal Government is making preparations to hand over power to an elected government in AugustThe surprising development is being engineered by a Somali-American technocrat intent on ending his native country’s reputation as a failed state. The Harvard-educated Ali could easily go back to…

May 3 2012 / No Comment / Sii-Akhri »

Somalia: Unknown Gunmen Shot to Death a Journalist in Galkacyo, the fifth killed this year »

Farxaan Jeemis

Share The National Union of Somali Journalists Condemns in the strongest terms possible the Shooting to death of a radio journalist in the Central Somalia town of Galkacyo, the fifth journalist killed in Somalia in this year alone in the latest of string of attacks against the journalists. Unknown…

May 3 2012 / No Comment / Sii-Akhri »

Sheeko love14

SHEEKO TAXANE AH: RUNTU WAA XAL DHAB AH QEYBTII 14-AAD

Share Qeybta 14-aad: Waayo haddii uu i fahmay, miyuu iga aamusi lahaa, kol uu wax uun iga weydiinba… maya….maya…ma aamusi laheyn, wuxuu sameeyaba… Ilaahna waa na kala badbaadiyay. Anigana ”dib danbe ha ugu noqonin balwadii iyo fool…

May 14 2012 / Sii-Akhri »
love

SHEEKO TAXANE AH RUNTU WAA XAL DHAB AH QEYBTII 13-aad

Share (Qeybta 13-aad): All anigaa…!! naxdin baan la dhaqaaqi waayay…!! oo hal mar ayaa luguhii nafta laga baxshay oo ay i celin waayeen…!! waxaana ku sigtay in aan dhulka ku dhaco …!! balse waan is celiyay, oo…

May 11 2012 / Sii-Akhri »
Cafimadka msf

Umul-raaca Hooyooyinka: Waa dhibaato laga baaqsan karo

Share WAR-SAXAAFADEED: Médecins Sans Frontières ayaa soo bandhigeysa hababka caafimaad ee lagu baajin karo geerida hooyooyinka ee timaadda marka ay dhibaatooyinka bani’aadamnimadu jiraan Sydney, 8 Maarso 2012: Munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka daraaddeed ayaa ururka bani’aadamnimada ee caafimaadka ee…

Mar 8 2012 / Sii-Akhri »
periods

Wax ka baro xanuunka Caadada Dumarka

Share Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea. Xanuunka uu keeno caadaada dhiigga waxaa laga dareemi karaa qaybta hoose ee calooshaada, laakin waxuu…

Mar 4 2012 / Sii-Akhri »
Fallo 5-TA

Faroole “keyga anaa iska leh kaagana kula lihi”

ShareKani waa hogaamiye dabiici ah waana nin mayal adag waana nin ay ku weyn tahay qadiyada Beeshiisa Markii aad eegto madaxweyne Faroole waxaa kuu cad in uu yahay nin miisan culus ku leh siyaaada Maanta jirta…

May 12 2012 / Sii akhri »
madaxda dowlda

Maxey dowladu uweerari la’dahay deeganada Afgooye iyo Balcad?

ShareInkastoo dowlada Somalia laheyn awood ay ku baacsato Al Shabab hadana ciidanka Amisom ayaa ah kuwa jiiri kara Xarakada Al Shabab Markii loo kaco dhanka Afgooye dowladu waxey ku’egtahay xeradi ciidanka Asluubta ,marka loo dhaqaaqo dhanka…

May 12 2012 / Sii akhri »
Tacsi Farxaan Jeemis

Saxfiyinta Soomaliyeed ee ku dhaqan Dalka Itoobiya oo Canbaarayay Dilka Wariye Faraxaan Jeemis Cabdulle Gaalkacyo lugu dilay

Share Kulan uu soo agaasimay wariye Cabdi raxman Maxamed Muuse ilkacase, oo lugu qabtay Magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka itoobiya ayaa lugu canbaareeyay dilkii loo gaystay wariye Farxaan Jemis Cabdulle, oo Kooxa hubaysan dil xalay…

May 3 2012 / Sii akhri »
tacsi

TACSI: GEERI NAXDIN LEH.

Share Dadka magacyadooda hoos ku xusan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Dr: Cabdulaahi Xuseen Maalin geeridii naxdinta aheyd ee ku timid. Dadka Tacsiga diraya ayaa kala ah: 1) Cusmaan Cabdi…

Apr 23 2012 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale
This site is protected by WP-CopyRightPro