HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta oo loogu magac daray Balcad

Fanaanka weyn ee Xuseen Cali Miiraale ayaa soo saaray hees cusub oo shirib ah looguna magac daray Balcad, waa erayadii Xuseen Madoobe “Shaaciye”, waxaa muusiga tumaya Cabdiwahaab Cantar Naaji maqal

AROOS FARXAD LEH: Abdiaziiz Golf iyo Sahra Abdulqaadir oo ku aqal galay Muqdisho

Bahda Saxaafada oo isku duuban, Jaaliyada reer Jowhar meel waliba oo ay aduunka kaga nool yihiin, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan xaflada Nikaaxa iyo aqal galka Wariye Abdiaziiz Xaseey Maxaad

Hambalyo Meher Wariye Xasan Liisho iyo Idil Yuusuf Geelle

Dhamaan Bahda Saxaafada iyo Fanaaniinta waxay Tahniyada Meher U dirayaan Wariye Hassan Liisho Iyo Xaaskiisa Idil Yuusuf Ghelle
Oo Meherkoodu ka dhacay Wadanka Uk Isku waara Oo kala hela Ubada qeyrq

Fanaan Xuseen Cabdulle Calasow oo soo saaray hees cajiib ah

Fanaanka weyn ee reer Oslo – Norway Xuseen Cabdulle Calasow “Xuseen Nuuriyow” ayaa maanta soo bandhigay hees cajiib ah oo aad looga daba dhacay isla markaana lamagac baxday Gableeyda ii Tuma waa era

Madaxda & Maamulka Shaqaalaha Warbaahinta afka Soomaaliga oo Tahniyad u diraya Wariye Abdifatah Lajecloow.

Maamulaayasha Bogga Wararka Soomaalida meel kasto oo ay joogaan, Agaasimiyaasha Idaacadaha FM-yada ee Magaalada Muqdisho, Wariyaasha Soomaaliyed, Fanaaniin iyo dad kale oo aad u fara badan ayaa waxa

DHAGEYSO hees shirib ah oo magac baxday Shiribka ii tuma iyo Fanaanka weyn ee Xuseen Nuuriyow

DHAGEYSO hees shirib ah oo cusub soona baxday maanta lana magac baxday Shiribka ii tuma iyo Fanaanka weyn ee Xuseen Nuuriyow waa erayadii Xuseen Madoobe “Xuseen Shaaciye” muusikadii Bashiir Ali Xuse

Hambalyo meher farxad leh: Wariye Xudeyfi iyo Sucdi Qaali; gacal iyo xigaalba guurkiina lagu farax.

Dhamaan dadka hoos ku qoran magacyadooda oo isugu jira ehel asxaab, gacal iyo xigaalba, waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan arooska iyo aroosada lamaanaha dunida iska calmaday Wariye C/raxma

Tahniyad Aroos Wariye Cabdirahmaan Xudeyfi iyo Sucdi Cabdulaahi Cali

Anagoo kala ah bahda saxaafada gudaha iyo dibadda ee hoos ku taxan waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa Cabdirahmaan Maxamed Xasan Xudeyfi iyo Sucdi Cabdulaahi Cali “Sucdiina Qaali” oo

RIWAAYADII QABYO II, QEYBTEEDA LABAAD DAAWASHO WACAN:

Codsiga dadweynaha inooga imaanayo anagoo tixgalinayna ayaanu dib idiinkugu soo saarnay riwaayadii QABYO II, Qeybteeda labaad, iyadoo ay inoo jilayaan hoobalada Waabari kuwooda qurbaha ku nool DAAWA

OGEYSIIS KU SOCDA JAALIYADA REER MALTA

Bulshoy bisharaan idinsidaa idinkuna bilkheyr ii dhaha ma maqashey bandhig faneedka loogu magacdaray Habeenkii Fanaaniinta Cabdi (Badil) Saida Nadar iyo weliba C/qaadir Cade ee sanadka cusub 2013.

¨
















Wararka maanta

Log in | Designed by Jimcale