HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


171 views

SUUQA KALA IIBSIGA: Tottenham oo si rasmi ah ula soo wareegtay ciyaaryahanka Xulka Qaranka Brazil Leandro Damiao

Waxaa Qoray:


SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOOYDA: Kooxda Tottenham ayaa heshiis gaar ah lagaartay weeraryahanka reer Brazil Leandro Damiao.

Kooxdan oo ay fara ba’an ku hayso weerar yari tii ay jirtana uu ka maqan yahay ciyaaryahan Adebayor oo xulkiisa u matalaya ciyaaraha qaramada Afrika ayaa waxay lacag tiro badan kusoo iibsadeen ciyaaryahankan weerarka ugu ciyaara xulka Brazil.

23 jirkaan ayaay kooxda Tottenham ku doonayaa inaay kusoo iibsato £18million, taasoo ka danbaysay markii ay Tottenham ku guuldaraysatay inaay si amaah ah kusoo qaadato Lisandro Lopez oo Lyon usafta kaasoo door biday inuu udhaqaaqo dhankaasi iyo Juventus.

Tababaraha kooxda Tottenham Andre Villas-Boas ayaa aad ugu faraxsanaan lahaa saxiixashada Leandro Damiao isagoo tartan la gali doona Jermain Defoe, kaasoo dhaawac ugu maqnaa kooxdiisa ciyaartii ay FA ugu hartay kooxdiisa halka Emmanuel Adebayor uu Africa Cup of Nations ay kooxdiisa quarter finalka ugu soo baxday uu safanayo.

Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in Tottenham ay heshiis gaar ah la gaartay ciyaaryahanka balse ay wada hadaladu u socdana kooxda uu ka tiran yahay ciyaaryahankan.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

1 Comment for “SUUQA KALA IIBSIGA: Tottenham oo si rasmi ah ula soo wareegtay ciyaaryahanka Xulka Qaranka Brazil Leandro Damiao”

  1. EX_SIIGAALEE_EX

    SC WR WB ,,REAL ,, INEEEEEEEEEEE SIGAAR KU TUURTO ,AYEE NOQOTAY ,,LAKAIN WA ALIISKU FADHIYAA ,,INAA SANADKAAN ,,WAXA ANAGA GOAN INA AKOP LANAA KU DIRNO ,, OO KA CARTIIN ,, GOROOMADA AYA ANOO BALAN AH REER REAL SIGAAR NAGU SOO TUURA MA ,,, NA DHARBAAXYEEYA ,,WA AKA HAREEYSIIN KOP BADAN ,, WALEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE BARCA ,,IMA QABAN MA ORANEEYSIIN ,,WAAN NIIGA FADHINAAA, GURIGEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEYNA ,,WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW,,BARCA ,,INSH ALAH

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale