HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


612 views

Sadexda fure ee kulanka caawa ee Real Madrid iyo Man United

Waxaa Qoray:


Inkastoo ay caawa iska hor imaan doonaan ciyaartooy kala duwan hadna saxfiga Ian Ladyman oo ka tirsan jariirada Daily Mail ayaa aaminsan in ciyaartaan ay yeelan doonto sadex fure oo iska soo horjeeda,kuwaas oo ah kuwa la daawan doono

Cristiano Ronaldo vs Rafael De silva

Daafaca United ayaa waxaa sugeysa shaqo adag madaama uu ka ciyaari doono garabka midig caawa ,waxaana shaqo ugu filan in uu kubada ka dhigo Ronaldo oo isna garabkaas ka dagaala ,waxaana laga cabsi qabaa in uu casaan qaato ,hadii dagaal ciyaaro.

Xabi Alonso vs Michael Carrick

Inkastoo ayaa maalmo badan iska horyimaadeen xiligii uu Alonso ka tirsanaa Liverpool hadana waa labada nin ee dagaalka ugu badan uu khadka dhexe ku dhex mari doono caawa,waana labo nin oo awooda in ay kubbada dilaan misana sharaxaan.

Sergio Ramos vs Robin Van Persie

Daafaca wadanka Spain ayaa isna loo baqaa cawa madaama uu ka hor imaanayo mid ka mid ah weeraryahanada ugu halista badan aduunka,Van waa ninka ay guusha ka sugeyso United halka Ramos uu yahay daafaca ugu wanaagsan Real Madrid
Hadaba maxaa laga filan karaa ciyaartaan?

 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by Facebook Comments

7 Comments for “Sadexda fure ee kulanka caawa ee Real Madrid iyo Man United”

  1. liibaan in norway helden province, especially wellington district

    is wareysi iyo isweeydiin uma baahna waayo manchester united iney badineyso weey iska cadahay waana sidii aan horay idiinkugu sheegay ee ey ku idlaan doonto caawa hadii alle eedmo machester united 3:0 real madrid

  2. ahmed mohammed

    Saa daalin aan ku ciyaaray PES 13 sadex jeer ayaa waxa isoo baxday in MADRID ay ku ad kaan doonto 1-0 celcelis ahaan 2da kulan.
    Inkasto oon taageere wayn u ahay RED DIVELS ka hadana waxaan kuu sheegayaa waxaan ciyaaray.

    Saadaalinta waxan sameeyay sadex jeer waana ku guulaystay waliba ciyaarahan:

    man u 2-0 everton
    velencia 1-1 barce
    arsenal 1-2 chelsea

  3. samsam

    waxaa laga filanayaa inuu Ronaldo cashar uu dhigo Rafael kana badiyo 2 in ramos sii wayn isaga xidho weraarka van persia 3,in alonso iska adkaydoono inuu kubada la qayb sado michael
    Hala madrid

  4. ooyaaye arwaax

    war hayaay war hayaay caawa banabou war ayaa ka dhici doona ee women united sidee loo gali donaa hala madrid vivaaaa ronaldoooo

  5. Raxma omar

    Ravael wuu celin cr7 man untd 2:0madrid

  6. jajumow

    man u ayaa badineyao

  7. sacad osman

    alla maxay qaar iska riyoonayaan ma waxaa lays leeyahay real oo caydh falasdin ah ayaa laga badinayaa ader ha warerina madrid waa halise ha hawl yaraysan muhiimadeduna waa champions leugea ee waxay ku dhamaan i.a.s man: 0 real: 3

Fikirkaaga ka dhiibo

Ogsoonow Emailka aad galiso laguma soo bandhigayo bogga

MAGACAAGA:

EMAILKAAGA:

FAKARKAAGA KU QOR:

¨ /iframe
Log in | Designed by Jimcale