1: Tuesday, December 4, 2012 - 20:54:51
2: 272 Jeer.

Chelsea oo xqiijisay in ay la soo wareegtay Wallace

Waxaa Qoray:


Kooxda Chelsea ayaa ku dhawaqday in ay la soo wareegtay daafaca garabka ka ciyaara ee kooxda Fluminense, Wallace Oliveira dos Santos oo hada 18 jir ah.

Sida uu goordhgow daabacay Goal.com kooxaha Chelsea iyo Fluminense ayaa isk fahmay heshiiska laacibkaan,waxaana ninkaan uu kooxda si rasmi ah ugu soo biiri doonaa bisha January marka uu furmo suuqa.

Laacibkaan oo xagagan 18 kulan uciuyaaray kooxdiisa ayaa waxaa uu sidoo kale ka mid yahay xulka 20 jirada ee wadanka Brazil ,waxaana ay Chelsea war qoraal ah ku sheegtay in wiilkaan uuu yahay mid mustaqbal wanaagsan leh.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale