HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Monday, January 21, 2013 - 08:06:13
Waxaa la aqristay: 490 Jeer.

Arsene Wenger oo diiday in dhibaatadu ay tahay xaga hogaanka

Waxaa Qoray:

arsenal ko
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa diiday in kooxda Arsenal ay ka dhimatay qeybta hogaaminta kadib markii ay la kulantay labo guul daro oo isku xigta kulamada horyaalka.

The Gunners ayaa shalay ku soo qasaartay guriga Chelsea halka asbucii hore ay gurigoda ku garaacday kooxda Manchester City ,waxaana eeda loo badiyay xaga hogaaminta iyo maamulka Wenger.

Laakin tababare Wenger ayaa difaacay taliskiisa waxaana uu sheegay in kooxdu aysan aheyn macalin la’aan laakin uu ka maqan yahay nasiibka iyo in ay ku ciyaaraan dhiiranaan badan.

“Ma,ahan xaga hogaanka waxaad arkeysa in kulankii shalay bilagwgii hore aan qalaadaad sameynay durba waan isi saxnay ,kulankii Man City isna waad xasuusataa waxaan aheyn 10 ciyaariyahan “

“Waxaad umoodaa in xidigaheenu aaney laheyn spirit badan waana taas mida keeneysa guul darada ,laakin waan soo kabsan doonaa ayuu tababare Wenger usheegay website-ka kooxdiisa .

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Arsene Wenger oo diiday in dhibaatadu ay tahay xaga hogaanka”

  1. Yasir

    Nadhaaf sxb iska bax adiga iyo xashinkada

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale