HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Thursday, March 21, 2013 - 11:00:52
Waxaa la aqristay: 205 Jeer.

24-saac gudaheeda oo Muqdisho lagu qaarijiyay Afar Askari oo ka tirsan kuwa Dowladda

Waxaa Qoray:

 

Sida ay wararku noo xaqiijinayaan Afar Askari ka tirsan kuwa Dowladda Somalia ayaa si yaabo kala duwan Habeennimadii xalay ilaa iyo Shalay galab loogu qaarijiyay Agagaarka Xarunta Wasaarada Gaashandhiga Somalia, dilka ka dib ayaa Meydadka Askartaasi la soo dhigay hareeraha Wadada Ceel Tsbaxle iyaga oo ay jirkooda ka muuqatay Rasaas si xun loogu dhuftay. 

Sida ay wararku noo xaqiijinaayan Laba Askari ayaa waxaa la qaarijiyay galabnimadii Shalay iyagoona ay dileen Rag ku hubeysnaa Bastoolado oo durbadiiba ka baxsaday Goobta ay dilka ka fuliyeen, halka Habeennimadii xalay laga dilay Labo Askari xilli ay ku sugnaayen Isla goobtii lagu qaarijiyay Saaxiibadooda oo ahayd Agagaarka Wasaaradad Gaashandhiga.

Dilka qorsheysan ee lagu fuliyay Afarta Askari ayaa waxa uu imaanaya Xilli Xukuumadda Somalia Somalia ay shaacisay inay xaqiijisay Ammaanka Magaaladad Muqdisho hayeeshe taasi ay beenineyso hadalka ka soo yeeray Xukuumadda.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

4 Comments for “24-saac gudaheeda oo Muqdisho lagu qaarijiyay Afar Askari oo ka tirsan kuwa Dowladda”

  1. garyaqaan

    stupıdkaan fıırı yasııd ısku sheegaa adı xaq uma lıhıd ınaa noolaato qawaarıj ayaa tahay maadaa dadka dıınta kasaaraa dıınlaawayahow dıın mataqaanıd shabaab ın la wada qalay ıstaahılaan

  2. jaangow8

    Yasiid hoyada iyo tii dhashay ayaa murtad ah wayo adiga waxaa tahay wac caado qaato ama mursade wacliin ah ayaa tahay wayo mursade ayaa naga falaagooday aloora

  3. yasiid

    sidaan ayay udhiig baxayaan murtadiintu inta ay gaalada u adegayaan shacabka somaliyeed uga hiliyeen gaalo kusoo dushay wadankooda ilahoow cirib tir murtadiinta iyo gaalad oo somaliya kusoo reeb kaliya muwaxidiin

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale