1: Monday, May 27, 2013 - 16:05:49
2: 510 Jeer.

Xulka Spain ee Confederations Cup-ka oo lagu dhawaaqay xili Casillas iyo Torres loo yeeray

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

Spain-
Tababaraha xulka Spain Vicente del Bosque ayaa ku dhawaqay xulka Spain ee Ka qeyb gali doona koobka Confederations Cup, bisha soo socota.

Gool hayaha kooxda Real Madrid Iker Casillas iyo weeraryahanka kooxda Chelsea Fernando Torres ayaa ka mid noqday xidigaha loogu yeeray iney ka qeyb galaan koobkan.

Xidigaha David de Gea, Isco iyo Thiago Alcantara ayaa laga saaray xulka Spain ee ciyaari doona Confederations Cup-ka.

Spain ayaa la kumi doonta Uruguay,Tahiti iyo Nigeria inta lagu jiro Confederations Cup

Waa kuwaan xulka la soo magacabay

Gool hayayasha

Victor Valdes Barcelona
Jose Manuel Reina Liverpool
Iker Casillas Real Madrid

Daafacyada
Gerard Pique Barcelona
Sergio Ramos Real Madrid
Raul Albiol Real Madrid
Cesar Azpilicueta Chelsea
Jordi Alba Barcelona
Alvaro Arbeloa Real Madrid
Nacho Monreal Arsenal

Khadka dhexe

Andres Iniesta Barcelona
Cesc Fabregas Barcelona
Sergio Busquets Barcelona
Santi Cazorla Arsenal
Xavi Barcelona
Xabi Alonso Real Madrid
Javi Garcia Manchester City
Benat Betis
Javi Martinez Bayern Munich

Weerarka
David Villa Barcelona
Jesus Navas Sevilla
David Silva Manchester City
Fernando Torres Chelsea
Pedro Barcelona
Juan Mata Chelsea
Roberto Soldado Valencia

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed