1: Saturday, June 1, 2013 - 00:01:32
2: 246 Jeer.

Xulka Italy oo xaaqay xulka San Marino

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

asuri832hp2
Xulka Italy ayaa si qaboow ku dhaafay xulka San Marino kulan saaxibtinimo oo caawa ka dhacday garoonka Stadio Renato Dall’Ara ee magaalada Bologna.

Wiilasha Baluuga ayaa 4-0 ku dhaafay xulka yar ee soo koraya ee San Marino .

Xidigaha Talyaaniga ayaa goolasha uqeybsaday sidan

28′ [1 - 0] A. Poli
34′ [2 - 0] A. Gilardino
50′ [3 - 0] A. Pirlo
79′ [4 - 0] A. Aquilani

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed