1: Monday, June 9, 2014 - 07:45:04
2: 303 Jeer.

Xulka France oo guushiisii ugu weyneyd gaaray tan iyo 1995-tii+sawiro

Waxaa Qoray:

matu

Xulka kubada cagta France ayaa guul weyn isagoo wata waxaa uu aadayaa dalka Brazil kadib markii ay ku dul burureen xulka Jamaica oo ay ugu badiyeen 8-0.

Yohan Cabaye ayaa furay shabaqa,waxaa raacsaday, Blaise Matuidi, Karim Benzema,Olivier Giroud, Karim Benzema, Blaise Matuid iyo labo gool uu raacsaday Antoine Griezmann.

France oo aan looga baran ciyaaro wanaagsan tartamadii ugu dambeeyay ayey rajo fiicani ku jirtaa markan.

Tani waxaa ay aheyd guushii ugu weyneyd ee France ay gaarto tan iyo sanadkii 1995-dii markaas oo Azerbaijan ay ugu badiyeen 10-0.

One down: Yohan Cabaye slides in to convert Olivier Giroud's knock-down for France's first goal

In form: PSG midfielder Blaise Matuidi was superb for France, scoring their second from just outside the box

Number three: Benzama celebrates his first, and France's third, as they thrashed Jamaica in Lille

Deadly: Benzema scored both his goals from the corner of the box cutting in from the left hand side

In control: Olivier Giroud linked well with Benzema, eventually converting a cross to make it four

All together: France showed plenty of quality along with a team spirit which has been missing in the past

Little master: Mathieu Valbuena was was excellent for France as part of a dangerous attacking trio

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨