1: Sunday, June 23, 2013 - 09:20:50
2: 128 Jeer.

Xidiga Arsenal Monreal oo aaminsan in Isco ku biiray Real Madrid

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

monreal
Daafaca kooxda Arsenal. Nacho Monreal ayaa sheegay in saaxibkiis Isco uu ku biirayo Real Madrid.

Isco ayaa waxaa ku dagalamaya Real Madrid iyo Man City laakiin waxaa daafaca Spain waxaa uu sheegay in uu ninkas ku biiray Real Madrid

“Isco waa uu guuleystay waxaana uu helay meeshii uu rabay waxana uu adaya Real Madrid ayuu ushegay Marca.

“Waa ciyaariyahan qaali ah waxaana aaminsanahay in uu ku biiray Real Madrid ayuu hadalkiisa ku daray daafaca Arsenal.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed