2: 1,065 Jeer.
Xasan daahir Aweys oo lagu waddo inuu ka duulo Garoonka Hobyo. (Akhriso dalka marti galinaayo Xassan Daahir).
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
yahay ayaa Sheegaya in Hg inuu ka ambabaxo Garoonka Hobyo, iyadoona ay wararku sheegayaan inuu kusii jeedo dalka Qadar halkaasi oo ay ka socto Diyaar garowgii lagu soo dhaweyn lahaa Xassan Daahir Aweys.
Safarka la doonaayo in Xassan Daahir loogu Ambabixiyo Qadar K isagoona looga cabsi qabo Xassan daahir inuu ku baxo Gacanta Hoggaamiyaha Al-qacidada Somalia ee Alshabaab.
in Ciiddamadda Xassan Daahir Aweys ay awood Argagixisnimo ku dhex yeeshaan deeganadaasi ay ka amriyaan Maamuladaasi.
Wararku waxa ay sheegayaan in iminka Xassan Daahir iyo Maleeshiyadiisu ay gudaha ugu jiraan waxaana jira Dhaqdhaqaaqyo ay Xiligaani wadaan Ciiddamadda Ximin iyo Xeeb oo ay ku doonayaan inay ku fashiliyaan Xoogaga is ceyrsanaaya ee Alshabaab.
K marba marka xigta
K
Ugu danbeyntii Khilaafyada iyo Is ficilka u dhexeeya Kooxda Alshabaab ayaa waxa uu dhiiri galin u yahay Ciiddamadda Xooga Dalka ee iyagu rasaasta la daba kacaayay mudooyinkaani Maleeshiyaadka Alshabaab.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨