Waxaa la daabacay: Monday, March 5, 2012 - 09:35:07
Waxaa la aqristay: 8 Jeer.

Xaabsade “Muqtaar Roobow hadii uu hubka iska dhigo xil ayaan umagacabi doonaa”

Waxaa Qoray:

Markad maqasho Muqtaar Roobow Abuu Mansuur iyo Maxamed Ibraahim Xaabsade waxaa ay lamicno tahay in aad maqashay labo nin oo marna siyaasada ku saaxib ah marna xigaalo ah .

Tas cidna haweydiinin waxaana tusaale kuugu filan sida ay markasta gacan ku heynta baydhabo isagu wareejiyaan iyadoo aan dhiig ku daadan dagaalna uusan ka dhicin .

Xil dhibaan maxamed Ibraahim Xaabsade oo ah mudane ka tirsan baarlamanka Somalida ahaana ninkii horkacyay ciidankii dowlada e qabsaday Baydhabo waxaa uu sheegay in uu xil umagacaabi doonan Sheekh Muqtaar Roobow abuu Mansuur hadii uu qoreyga iska dhigo

Waxaa uu yiri “manoqon doonto layaab hadii aan xil udhiibno Muqtaar Roobow maxaa yeelay qof walba waa uu ogyahay in ninkii ladagalamay Itoobiya uu ahaa Sheekh Shariif maantana uu yahay madaxweynaha Somalia

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨