2: 1,489 Jeer.
Wayne Rooney oo diyaar u ah in uu ku biiro Arsenal ,laakiin waxaa jirta hal sharuud?.
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Mark Rooney ayaa lagu soo waramaya inuu door bidaayo in uu ku biiro kooxda Arsenal ee waqooyiga London,
Wiika furaha u ah wadanka Ingriiska ayaa kooxaha Chelsea ,PSG iyo Real Madrid waxaa uu ka door bidaayo in uu ku biiro kooxda The Gunners.
Laakiin Rooney ayaa la sheegay in uu ku biiri karo Arsenal hadii ay ogashahay in ay bixiso mushaar la mid ah midka uu hada ka qaaato kooxda Manchester United.
Goal.com ayaa ogaatay in Rooney uu ku qanacsn yahay xiisaha Arsenal ,laakiin diyar uma ahan in uu yeereyo mushaarkiisa .
Wayne ayaa hada 220 kun oo gani oo canshuurti ka banan tahay asbuucii ka qaata United ,halka Arsenal ninka ugu musharka badan ee Podoski uu qaato 130 kun oo gani oo canshuurtu ku jirto.
Lama oga in ay The Gunners quuri karto mushaarkan.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨