HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, May 9, 2014 - 16:01:58
Waxaa la aqristay: 285 Jeer.

Wayne Rooney maxaa laga filayaa kulanka ugu dambeeya Premier league

Waxaa Qoray:

 

wayne-rooney_5

Macalinka kumeel gaarka ee Manchester United Ryan Giggs ayaa daboolka ka qaaday ineysan u badneyn in Wayne Rooney uu ciyaari karo kulanka ugu dambeeya ee horyaalka ay la ciyaarayaan Southampton.

Weerarka Man United ayaa seegay ciyaartii 3-1 Hull City ay ugu badisay tallaadadii Man United.

Inkasta uu Rooney dib ugu soo laabtay tababarka kooxda hadana si buuxda uma caafimaad qabo,sidaas Giggs ayaa u sheegay wariyaasha.

Rooney ayaa qaba dhaawac aan ka hor istaageyn marnaba ka qeybgalka koobka Adduunka ee Brazil oo dalkiisa England uu u yahay hogaamiye dhanka gool dhaliyaha.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨