1: Tuesday, June 10, 2014 - 12:33:16
2: 661 Jeer.

Wax ka ogow Waqtiga Rasmiga uu bilaabanayo Premier league,imisa maalmood ayaa ka harsan

Waxaa Qoray:

 

url

Sanadkii dhamaaday horyaalkas England ee Premier league waxaa ku guuleysatay kooxda Manchester City oo labo dhibcood ugu qaaday Liverpool.

Dad badani waxaa ay sugayaan goorta uu baasmayo horyaalka England sanad ciyaareedkan maadaama kooxaha qaarkood ay wax la’aan ku dhacday sanadkii hore.

Marka aad eegto kooxaha diyaar garowga weyn ku jira waxaa kamid ah ah Chelsea oo sanadkan siweyn isu dhiseysa,Arsenal,Liverpool iyo Man United ayaa wax Isu dhaami doono halka Man City ay tahay Champion-ka England.

Hadaba goormee ayuu furmayaa ciyaaraha England ee Premier league,Soomaalida waxaa ay tiraahdaa wax la tiriya taag gaaban.

Premier league waxaa maanta aynu joogno ka harsan 67 maalmood,kadib waala baasayaa.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨