Waxaa la daabacay: Saturday, May 24, 2014 - 08:11:19
Waxaa la aqristay: 336 Jeer.

Wax Ka baro magacyada daafacyada ugu qaalisanaa kubada cagta

Waxaa Qoray:

 

LUIS

David Luiz ayaa noqday daafacii ugu qaalisanaa ee Abid taariiqda kubada cagta kadib markii la xaqiijiyay inuu £50million ugu wareegay kooxda Nasir Al Khalifa ee PSG.

Ciyaaryahanka Brazil ayaa xili ciyaareedkii hore ku jiray kursiga keydka ee Chelsea maxaa yeelay ma ahan dooqa Jose Mourinho.

Tani ayaa ka dhigeysa in daafaca PSG ay buuxiyaan labada daafac ee Xulka Brazil ee Thiago Silva iyo David Luiz.

Halkan Ka eeg 10-kii daafac ee ugu qaalisanaa suuqa kala iibsiga ka hor David Luiz.

1. Thiago Silva (AC Milan to PSG) – 35.3m

2. Marquinhos (Roma to PSG) – 30.1m

3. Rio Ferdinand (Leeds to Man United) – 30m

4. Alessandro Nesta (Lazio to AC Milan) 26.1m

5. Pepe (Porto to Real Madrid) – 25.2m

6. Fabio Coentrao (Benfica to Real) – 25.2m

7. Dani Alves (Sevilla to Barcelona) – 23.5m

8. Lillian Thuram (Parma to Juventus) – 22m

9. David Luiz (Benfica to Chelsea) – 21.3m

10. Ricardo Carvalho (Porto to Chelsea) – 20m

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨