1: Saturday, July 6, 2013 - 20:38:04
2: 903 Jeer.

Wax ka baro 4-xidig oo Talyaani ah oo uciyaaray Manchester United.

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

giuseppe-rossi-manchester-united-fotofootball-002
Kooxda ugu guulaha badan wadanka Ingriiska ee Manchester United ayaan taariiq badan udiiwaaan galin xidiga ka yimada gacanka talyaaniga.

Inta taariiqda la xasuusto afar ciyaariyahan oo udhalatay wadanka Talyaaniga ayaa uciyaartay kooxda Man United.

Sida ku qoran bogga taariiqaha Man United xidigaha Talyaaniga wax micno badan kuma soo kordhin masraxa riyada intii ay halkaa joogeen.

Hadafka suuqa ee kooxda Man United ayaan ubadneyn gacanta talyaaniga .

Waa kuwaan 4-ta xidig

Carlo Sartori
Federico Macheda
Giuseppe Rossi
Massimo Taibi

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed