1: Sunday, June 30, 2013 - 12:35:24
2: 1,322 Jeer.

Wararkii ugu dambeeyay Ciiddamo ay is xigaan Xassan Dahir oo xiray Wadada Warshadaha. (Warbixin).

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

uyuy

Wararka naga soo gaaraya Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in wadadaasi ay xireen Maleeshiyo ku heeb ah Xassan Dahir Aweys.

Wararka ayaa waxa ay xaqiijinayaan in Wadadaasi lagu arkayo Ciiddamo Hubeysan kuwaasi oo la sheegay inay yihiin kuwo ku heyb ah Xasan Daahir Aweys oo ka carooday Jir dilka iyo Xariga lagula kacay Xassan Dahir iyo Saraakiishii la soo goosatay.

Sidoo kale, wararka halkaasi naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamadada oo ah kuwa aad u hubeysan ay ka dhowr sugayaaan  kulan iminka ka socda Magaalladda Muqdisho oo beelaha ceyr iyo Salebaan leeyihiin taasi oo go’aan looga gaarayo wixii dhacay iyo jir dilkii la geystay.

Ma cadda ficilka ay sameyn doonaan Ciiddamadaasi, wallow wararku ay sheegayaan in halkaasi ay gowr dhow gaareen Ciiddamadda Gaashaan oo ilaa iyo iminka halkaasi ku sugan.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed