1: Wednesday, May 22, 2013 - 08:41:41
2: 1,361 Jeer.

Waa kuma xidiga ugu horeya ee ka tagaya Chelsea hadii uu yimaado Mourinho?

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

luu28745-19EC3D47000005DC-754_636x419

Imaatinka Jose Mourinho ee kooxda Chelsea ayaa lumin doona mid ka mid ah daafacyada kooxda The Blues

Kubbada joojiyaha Chelsea David Luiz ayaa la sheegay in uusan ku faaxsaneyn imaatinka Mourinho ee kooxda Chelsea .

Mail Online ayaa sheegtay in uu Luiz noqon doono qofka ugu ee kataga Chelsea .

Sabnabaha waxaa ka mid ah ,Mourinho oo dalbaday difaac dhexe oo dheeraad ah,Terry oo booska koowaad ku soo laaban doona hadii uu yimaado Mourinho,Mourinho oo dhalilsan qaab difaceedka Luiz iyo Luiz oo maalmahan aan ku wanaagsaneyn daafaca kadib markii la baray khaadka dhexdda.

Jose Mourinho ayaa aad ujecel daafaca dhexe ee Real Madrid, Raphael Varane,kaas oo laga yaabo in uu soo iibsado.

Barcelona iyo Real Madrid ayaa durba digtoonaaw ugalay walaaca cusub ee David Luiz.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed