Macalinka Xulka Hodson ayaa noqday macalinka labaad ee ugu mushaarka badan dhamaan tababarayaasha ka qeybgalaya koobka Adduunka ee Brazil.
Dhaawan waxaa la soo bandhigay liiska xulka xiddigihiisa ay ugu qaalisan yihiin markana waxaa la soo saaray 32-da wadan ee Brazil jooga tababarayaasha wata kan ugu mushaarka badan ee sanadlaha ah.
Fabio Capello oo ah macalinka xulka Russia ayaa ah kan ugu mushaarka badan sanadkii oo £7milyan ayuu qataaa.
Guud ahaan waa kuwan 32-da tababare ee koobka Adduunka ku sugan hogaaminayana xulalka ka qeybgalaya sida ay ukala mishear badan yihiin.
