1: Saturday, June 8, 2013 - 18:43:00
2: 395 Jeer.

Vincent Kompany oo sanka ka jabay

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

Belgium v United States
Daafaca kooxda Manchester City , Vincent Kompany ayaa sanka ka jabay ,isagoo gudanaya waajibkaada xukiisa Belgium.

Daafacan ayaa sanka ka jabay kadib markii ay isku dhaceen gool hayaha xulka Serbia , Vladimir Stojkovic ciyaar ka tirsaneyd ia reeb reebka koobka aduunka .

Kabtanka xulka Belgium ayaa La jiifay Saint Martin hospital ,waxana lagu soo waramaya in uu rajeynaya in uusan ka harin ololaha ay wadankiisu ugu jiro in ay usoo baxaan koobka aduunka

Belgium ayaa kulanka uu ku dhaawacmay Vincent Kompany waxaana ay 2-1 uga badiyeen xulka Serbia.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed