2: 949 Jeer.
Taageerayasha Spain oo doonaya funaanadaha Xavi, Iniesta iyo xaaska Pique + SAWIR
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Xili Spain ay xasuuq ba.an ku heysay Tahiti ciyaar ka tirsaneyd koobka qaaradaha ayaa taageeratasha xulka Spain muujiyeen in xidigaha fadhiya ay xulka ugu jecel yihiin
11-ka safka hore ee xulka Spain marka laga reebo Sergio Ramos ayaa dhameentood keyda fadhiyay laakiin sidaas ayeyba ku heysteen qalbiga taageerayasga La Roja.
Kaamirada ayaa soo qabatay taageeral soo qortay Xavi isii funaanada , Iniesta isii funaanadada , Pique isii Shakira-dada oo ku qornaa luuqada Spanishka.
Waa kan sawirka
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨