1: Thursday, June 27, 2013 - 14:38:08
2: 902 Jeer.

Steven Gerrard: Manchester United waa kufi doonta xagagan

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

gerrard-
Kabtanka kooxda Liverpool , Steven Gerrard ayaa sheegay in uu rajeynaayo in kooxda Manchester United ay liic liici doonto xagagan kadib is casiladii Sir Alex Ferguson.

Kooxda Premier League hanatay ayaa la timid David Moyes kadib markii uu Ferguson go,aansaday in uu kooxda ka tago 26 sano kadib .

Gerrard ay sheegay in United udagaalami doonto horyaalka laakiin ay kufi doonto oo wax badana ay qaldami doonaan ,laakiin mar walba ay dagalami doonaan.

“Waxaa ay badaleen macalinkii ugu sareeyay aduunka, waxaa ay la mideen Moyes oo shaqo fiican ka qabtay Everton laakiin xaqiiqdii United uma adkaan doonto sidii xiligi Ferguson balse ma dhahayo waa udhamatay mar walba waa dagaalami doonaan ayuu usheegay Sky Sports News.

“Waxaa ay heystaan ciyaartooy wanaagsan xaaqiiqdii waa udagalami karaan horyaalka laakin lama diidi karo in ay kufi doonaan ayuu hadalkiisa ku daray.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed