2: 1,325 Jeer.
Steven Gerrard iyo Alex Curran oo bisha malabka ku qaadanaya Madeira + SAWIRO
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Kabtanka kooxda Liverpool iyo xulka England Steven Gerrard iyo xaaskiisa Alex Curran ayaa bisha malabka ku qaadanaya wadanka Portugal .
Kabtan Fantastic ayaa ka maqan duulanka England ee Rio De jinero isagoo sidoo kalana seegay kulankii Ireland ,wax kalana kumama maqnee qalin ayaa lagu sameeyay .
Gerrard iyo Alex ayaa saxafiga JOHN DRAYTON ku booqday jaziirada loo dalxiiso ee Madeira ee wadanka Portugal oo garabka ku heysa Atlantic Ocean.
Gerrard ayaa khamiistii udabal dagay dhalashadisii 33 aad ,waxaana uu guul urijeyay xulka England ee Axada ka hor tagi doona Brazil.
Kuma farxin bar bardhicii Ireland ,laakiin guul ayaa urijeynaya Axada ayuu yiri Steven Gerrard.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨