1: Wednesday, July 3, 2013 - 17:54:06
2: 581 Jeer.

Soomaalida Britan ee Cunta Qaatka oo maanta madaxa darbiyada ku garaacanaaya Ciil awgiis.(Waa maxay sababtu).

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

aa

Dowladda Britain, ayaa go’aan ka gaartay isticmaalka Qaadka oo ka mid ah noocyada daroogada oo inta badan ay bulshada Soomaalida ee dalkaas si aad u is isticmaasho.

GARD Pro Not Registered

Qaatka ayaa waxa uu kiciya dareenka dadka cuna isla markaana ay dowladda Britain mamnuucday isticmalkiisa ayaa khubarrada ku xeel dheer daroogada ay ka soo horjeedaan tallaabadaasi ay qaaday Xukuumadda Britain ee lagu mamnuucay Qaatka.

Mr.Theresa May oo ah Xoghayaha arrimaha gudaha Britain, ayaa sheegtay in dadka Isticmaala Qaatka ay ka liitan dadka kale, iyada oona sheegtay in wixii manta ka dambeeya ay Dowladda joojisay gabi ahaan Isticmaalka Qaatka.

GARD Pro Not Registered

Dhanka akle,Theresa May, ayaa sheegtay in isticmaalka qaatka uu qatar ku yahay caafimaadka iyo arrimaha bulshada, taasina ay tahay sabab qura ee ka dambeysay inay Jarto Dowladda si looga gaashaanto dhibaatooyinka uu Qatka ku haayo Bulshadda.

Bulshada Soomaalida ee ku nool dalka Britain ayaa fikrad ahaan ku kala qeybsan mamnuucista qaadka iyadoo qaar ka mid ah bulshada ay ka soo horjeedaan in la mamnuuco Qaatka, halka kuwa kalane ay Taageersan yihiin.

Soomaalida isticmaasho Qaatka ee ku nool Britain ayaa Maanta dareen xun ka muujiyay Mamnuucida Qaatka, iyagoona ay maanta ula mid tahay maalin madow, ka dib markii Britain ay joojisay Qaatka.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed