1: Friday, June 28, 2013 - 10:56:13
2: 1,087 Jeer.

Shakira oo shaqadeedii ubaajisay xulka Spain dartii + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

shakira-2350196-1A8C24D4000005DC-170_636x436
Boqarada qoobka ciyaara ee Shakira ayaa xirfadeedii heesaanimada ka jeclaatay kubbada cagta.

Pop star Shakira ayaa lagu waday in ay xalay bandhig faneed ku qabato magaalada Mexico city ee wadanka Mexico.

Laakiin gabadhaan ayaa baajisay bandhigaas si ay udaawado xulka Spain oo xalay kulan adag lalahaa Italy

Shakira ayaa fadhisay qeybta VIP-da ee garoonka waxaana ay aad ugu sacaba tumeysay Spain.

Waxaa a arkayay iyadoo aad udabaal dageysa markii uu ninkeeda Pique dhaliyay mid ka mid gool kulaadkii Spain.

Shakira ayaa VIP-da kula kulantay madaxweynaha FIFA, Sepp Blatter.

 

Glamour: Worldwide superstar Shakira was in the stands in FortalezaThis one is for you: Pique celebrates Spain's victory by the tightest of margins

Support: Shakira was watching her partner Pique in action for Spain

Greetings: Shakira meets FIFA president Sepp Blatter in the VIP lounge

Support: Shakira was watching her partner Pique in action for Spain

Colombian singer Shakira

Colombian pop singer Shakira

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed