2: 833 Jeer.
Shabakadda Soomaalidamaanta oo Ogaatay Sababta ay Ragga isha ula raacan Dumarka.
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Hadaba Xog uruurin la sameeyay ayaa lagu ogaaday in raggu ay si aad ah u fiiriyaan haweenka gaar ahaan iyaga oo hal meel ka beegsada fiirinta, xog uruurinta ayaa lagu qeexay sababaha ay aad ugu fiiriyaan halkaas xubin dumarka.
Dhamaan Ragga ayaa aad uga hela naasaha haweenka oo marka kaliya oo ay eegayaan isha lasii raaco, xubinta dumarka ayaa lagu xusay xog uruurinta in ay raggu sida magnetka oo kale ay usoo jiidato kuna abuurta dareen gooni ah.
Xogta ayaa sii raacisay in nimanku ay dareen xad dhaaf ah kaqaadaan xubintaas , iyaga oo isbela xaaladdii ay kusugnaayeen waqtigaasi heerkooduna uu noqonayo mid kafekera ciyaarta sariirta ama xiliga kulanka.
Dumarka ayaa iyana lasheegay in ay tahay halka ay kagaaraan gariirka galmada iyaga oo xishood kamuujiya kolku ninku aad u fiiriyo naasaheeda iyada oo durbadiiba habkii ay usocotay ama u istaagnayd bedesha islamarkaana bilowda dhaq dhaqaaq si aan loo dareemin.
Sidoo kale xogta ayaa tilmameysa in dumarka aysan baneeynin xubintan aadka muhiimka u ah iyadoo beryahan danbe ay soo badaneyso in ay daboolka kaqaadaan tani waxa ay sababi kartaa in uu iloobo ninku shaqadiisa uu gacanta ku hayay sida asiga oo xafiiskiisa fadhiyo oo uu arko haweeney shidan ama aad u qurxan jirna ah.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨