2: 1,624 Jeer.
Shabakadda Soomaalidamaanta oo heshay Liiska 18 Ruux ee ku bahooway ka hor imaanshaha Xukuumadda Somalia.
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Shabakadda Soomaalidamaanta Xafiiskeeda Magaalladda Muqdisho, ayaa waxa ay dabagal ku sameeysay Qaswadayaasha Somalia ee ka soo horjeeda Xukuumadda Somalia ee uu Hoggaanka u haayo Madaxweyne Xassan Sheikh.
Shabakadda oo heshay Liiska dhabta ah ee Kooxda Qaswadayaasha Somalia ee ku kulmay Magaalladda Nairobi iyo qaar taageersan guddiga Qaswadayaasha oo aan wakhti u helin inay kulankaasi ka qeybgalaan.
Haddaba Liiska oo ay Shabakadda heshay, ayaa waxaa kamid ah:-
1- C/weli Gaas
2- Omar Cabdirashiid Cali Sharmaarke
3- Axmed Madoobe
4- Yusuf Garaad
5- C/raxmaan Faroole
6- Xusein Ceydiid
7- Muse suudi yalaxow
8- Maxamed Qanyare Afrah
9- Cabdi Siyaad ‘’Cabdi Waal’’
10- Cali Khaliif Galeyr
11- Axmed Ismail Sameter
12- Yusuf Indha cadde
13- Ugaas Maxamed Weli
14- Shariif Sheikh Axmed
15- Shariif Xassan Sheikh Aadan
16- Xildhibaan Xidig
17- Axmed Moalim Fiqi
18- Dr. C/raxmaan Baadiyow
Liiska oo ah 18 Mas’uuliyiin, ayaa waxaa lagu eedeeynaaya inay wadaan qorshe ay ku istaajinayaan Xukuumadda Somalia, wallow Xukuumaduna ay dhinaceeda ka wado qorshooyin ay kaasi uga hortageyso.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨