1: Friday, June 14, 2013 - 20:34:03
2: 1,925 Jeer.

(SAWIR). Amin Arts oo Sawir gacmeed ku fashilay Siyaasadda Dowladda iyo IGAD ee Umuuraha Kismaayo.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

Farshaxamiistaha Caanka Amin Arts ayaa waxa uu maanta qalinkiisa ku cabiray Siyaasadda u dhexeysa Xukuumadda Somalia, Jubbaland iyo IGAD.

Farshaxaniistaha waxa uu bartiisa Facebooga soo dhex dhigay Sawir gacmeed uu ka sameeyay Madaxweyne Xassa oo gacanta ka wata Col. Barre Hiiraale iyo Iftin Baasto, halka IGAD ay iyaguna ka wataan Axmed Madoobe.

Haddaba Amin Arts waxa uu si Sawir ahaan ah u kashifay Siyaasadaha ay ku dhaqmayaan Dowladda iyo IGAD, taasoo taabagalineysa Colaadaha ka taagan Kismaayo oo ay isku hayaan laba ruux ay kala taageeran Dowladda iyo IGAD.

DAAWO SAWIRKA.

sds

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed