2: 902 Jeer.
(SAWIR). Amin Amir oo Sawir gacmeed ku muujiyay Qaabka ay Kenya u maamulaneyso Kheyraadka Somalia.
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Farshaxaniistaha Caanka ah Amin Amir, ayaa waxa uu Qalinkiisa ku cabiray qaabka ay Dowladda Somalia ugu ogolaaneyso in Dowladda Kenya ay maalato dhaqaalaha iyo Kheyraadka ku jira dhulka Somalia.
Amin Amir, waxa uu Sawir gacmeedkiisu ku cabiray Muuqaal ka turjumaaya Dowladda iyo Siyaasiyiinta Somalia oo u haaya Lo isla markaana ay Dowladda Kenya lisaneyso Lo daasi la tiiceyso Kheyrka.
Haddaba Amin Arts waxa uu Qalinka ku ifiyay in Dowladda Somalia ay indhaha ka qabsaneyso Dowladda Kenya oo maamulaneyso Kheyaarka ku jira Somalia.
SAWIR:-
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨