1: Sunday, June 23, 2013 - 08:22:41
2: 472 Jeer.

Ryan Giggs oo ka hadlay xidiga lagu wado in uu ku biiro Man United Thiago Alcantara

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

FC Barcelona v Sevilla FC - La Liga
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United Ryan Giggs ayaa amaanay xidiga Barcelona Thiago Alcantara kaas oo lagu wado in uu ku biiro kooxda Man United.

Giggs oo 39 jir ah ayaa sheegay in xidigaan uu lee yahay tayo fiican.

GARD Pro Not Registered

“Waan arkay isaga kulamo badan , waa ciyaariyahan aad uwanaagsan ayuu ninka Welesh-k ah usheegay Marca.

“Laakiin waxaa jira had iyo goor wax yaabo badan oo ay rijeneyso United iyo ciyaartooy wanaagsan.

GARD Pro Not Registered

“Waan arki doonaa hadii ay ugu dambeyn dhacdo in uu halkaan usoo dhaqaaqo laakiin waa xidiga tayo saro leh ayuu yiri Giggs

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed