1: Tuesday, June 11, 2013 - 09:39:53
2: 861 Jeer.

Rooney oo go,aansaday in uu markale timo cusub abuurtay

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

rooney's hair
Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa markale qaliin looga sameyn doona madixiisa s si tim cusub loogu abuuro .

Labo sano ka hor Rooney ayaa abuurtay timo cusub waxaana ay Daily Mail sheegtay in Rooney uu doonayo in markale timaha cusbooneysiyo.

9 saac oo kale ayuu Rooney ku qaadan doonaa Harley Street Hair Clinic oo ku taala London ,sii timaha dib loogu abuuro.

Hadii u timo cusub abuurto wiilku goolal badan ayuu dhaliyaa sidaa waxaa ku kaftamay GRAEME YORKE oo ka tirsan jariirada Daily Mail.

Rooney ayaa 9 gool dhaliyay shantii kulan ee ugu horeysay markii uu timaha abuurtay labo sano ka hor waxaana ku jirtay sadexleeydii uu ka dhaliyay Arsenal ciyaar ay kooxdiisu kubadisay 8-2.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed