1: Tuesday, June 4, 2013 - 22:10:30
2: 301 Jeer.

Roberto Carlos oo macalin unoqday mid ka mid ah kooxaha Turkiga

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

carlos_536555129735933_1074491278_n
Nolasha cusubi dha dhan ayey leedahay midkuu noqon doonana lama oga xarar ama macaan ayuu yiri markii loo magacabay macalinka cusub ee kooxda Sivasspor ,daafici hore ee wadanka Brazil, Roberto Carlos.

Kooxda Sivasspor ee Waddanka Turkiga ayaa ku dhawaqday in ay macalinkeeda cusub umagacwday daaficii hore ee Real Madrid.

Kadib xili fiican oo uu ku soo qaatay kooxda Anzhi ee waddanka Russia ayuu hada qalinka ku duugay heshiis uu labo sano ku hogaaminayo kooxda Sivasspor

Shirkiisii ugu horeyay ayuu ku sheegay in uu rijeynayo in ay nolasha cusubi dha dhan macaan uyeelato.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed