2: 400 Jeer.
Real Madrid oo si rasmi ah u iibsatay Casemiro
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Kooxda Real Madrid ayaa si toos u iibsatay laacibka khadka dhexe ee wadanka Brazil Casemiro ,kaas oo horey ay ugu soo qaateen qaab amah ah.
Casemiro oo 21 jir ah ayey Madrid hada toos ula gaartay heshiis 4 sano ah ,waxaana sidaas sheegtay warbaahinta Spain.
Laacibkaan ayaa ka yimid kooxda reer Brazil ee Sao Paulo, waxaana uu mudo ka tirsanaa Real Madrid qeybteeda dhalin yarada ,laakin Jose Mourinho ayaa usoo dalacsiiyay kooxda waa weyn.
Madrid ayaa la sheegay in ay laacibkaan ku iibsatay aduun dhan 6 million oo euro
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨