1: Thursday, June 27, 2013 - 21:00:35
2: 1,799 Jeer.

Qabkaan ayey ku qanceysaa Xaaskaada ee mala soctaa ??.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

hggh

Ceeb ma ahan in hab waliba oo macaantaada ku heli karto gariirka galmada u sameeyso , hadaba galmada lagu sameeyo istaaga ayaa haween badan la dhareeraan oo wax ay helaan macaan kii ugu dambeeyay.

Habkaan ayaa ah in ninka uu istaago halka haweeneyda iyana ay gacameeda ku qabsaneyso qoorta ninka , waxa uu ninka sameeynayaa in uu kor qaado lamaantiisa si lugaheeda ugu qabsato dhexdiisa (Kiliyaha).

Aad ayay u macaan badan tahay habkaan , waxa uuna malabyaroowga si rasmi ah u gaarayaa gudaha fog ee xubinta haweenka oo waxa uu soo xoq-xoqayaa darbiga dambe ,waxaase muhiim ah in marka ciyaartaan la sameynayo in haweeneyda gadaasheeda wax adag oo ay ku tiirsato yaalaan .

Sidaas oo ay u tahay hadaa mararka qaar dhib ayaa lagala kulmaa habkaan waayo waxaa adkaaneysa habkii dhuuqamada ama shuminta , sidoo kale daal ayuu leeyahay oo garbaha ninka ah iyo gabarta ah

W/Q. Maxamed Cabdiraxman (Ashraf Yare)

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed