2: 272 Jeer.
Pellegrini oo balan qaad usameeyay Dzeko
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Tababaraha cusub ee kooxda Manchester City ayaa balan qaaday usameeyay xidigii labaad ee ka tirsan kooxdiisa.
Manuel Pellegrini ayaa la sheegay in uu taleefan kula xiriiray weeraryahanka Bosnia , Edin Dzeko waxaana uu usheegay in uu fursad siin doono.
Ninkaan Chilean-ka ah ayaa usheegay Edin Dzeko in uuu isagu ka helo weeraryahanada aan ka bixin diilinta uuna siin doono fursad uu ku ciyaaro.
Waa xidigii labaad ee Pellegrini uu balan qaad usameeyo kadib Samir Nasri.
City ayaa wali raadineysa weraryahan dheraad ah.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨