1: Wednesday, May 29, 2013 - 20:54:16
2: 1,400 Jeer.

Paul Pogba “Ferguson wuu iga qariyay cunsuriyada Talyaaniga”

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

pogba
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Juventus Paul Pogba ayaa sheegay in uu qiyaamay tababarihii hore ee kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson.

Paul Pogba oo Man United ka tagay kuna biiray Juventus ,ayaa sheegay in Ferguson uusan usheegin cunsuriyada xun ee Tayaaniga.

GARD Pro Not Registered

Hadii uu Ferguson ii sheegi lahaa in Tayaanigu uu yahay meel cunsuriyad badan sooma aadeen ,laakiin Ferguson ayaa iqiyaamay oo igu yiri waad ku biiri kartaa Juventus ayuu y Paul Pogba usheegay jariirada The Guardian.

Xidiga madow ee wadanka France ayaa sheegay in aadan xirnimo ku ciyaari Karin horyaalka Talyaaniga oo aad mar walba ka cabsaneyso in lagu af lagaadeeyo.

GARD Pro Not Registered

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed