2: 132 Jeer.
Nicolas Anelka oo caafimadka umaraya West Bromwich Albion
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Weeraryahanka socodka badan Nicolas Anelka ayaa lagu wadaa in uu maanta caafimadka umaro kooxda West Bromwich Albion sida ay sheegayan wararka laga helaayo kooxda Hawthorns lagu naaneyso.
Ninka reer France ayaa lagu heli karaa beeca xorta ah kadib markii uu ka dhacay heshiiskii Juventus , waxaana lagu soo waramaya in uu 34 jirkaan go,aansaday in uu ku laabto England.
Jariiradaha Daily Express iyo Daily Star ayaa sheegtay in weeraryihiin hore ee Chelsea iyo Arsenal in uu maanta galinka dambe imaan doono xerada tababarka West Brom uuna caafimadka mari doono .
Anelka ayaa noqon doona xidigii ugu horeyay e uu xagagan soo iibsado tababare Steve Clarke.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨