2: 528 Jeer.
Natiijooyinka Is ree reebka Koobka Adduunka Oo La Ciyaaray, Italy Oo Bar Bardhac Gashay iyo Portugal Oo Guul Gaartay
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Waxaa caawa la ciyaaray qaar ka mid ah kulamo ka tirsan koobka Adduunka ee 2014-ka, lagu ballansan yahay wadanka Brazil.
Waxaa fooda is daray Xulalka Italy iyo Czech Republic, waxa uuna kulankooda ku soo dhamaaday Bar baro 0-0, iyadoona sidoo kale ciyaarta laga saaray weeryahanka kooxda Ac Milan Mario Balotelli
Xulka wadanka Portugal ayaa iyaguna waxay fooda is dareen xulka wadanka Russia, waxaana 1-0 ku adkaaday xulka Portugal, iyadoona goolkaas uga mahad celineyso ciyaaryahan Postiga, daqiiqadii 9-aad ee ciyaarta.
Kulamada ayaa waxa ay ahaayeen mid loogu soo baxayey is reeb reebka Koobka Adduunka ee 2014-ka lagu ballan san yahay in lagu qabto Dalka Brazil.
Kulamada Is reeb reebka koobka Adduunka waxay xulalku isku wajaheen qaabkan
Croatia 0 – 1 Scotland
Belgium 2 – 1 Serbia
(Group B)
Armenia 0 – 1 Malta
Czech Republic 0 – 0 Italy
Europe (Group C)
Austria 2 – 1 Sweden
Rep. of Ireland 3 – 0 Faroe Islands
Europe (Group E)
Albania 1 – 1 Norway
Iceland 2 – 4 Slovenia
(Group F)
Azerbaijan 1 – 1 Luxembourg
Portugal 1 – 0 Russia
(Group G)
Latvia 0 – 5 Bosnia-Herzegovina
Liechtenstein 1 – 1 Slovakia
Lithuania 0 – 1 Greece
(Group H)
Moldova 1 – 1 Poland
Montenegro 0 – 4 Ukraine
(Group I)
Finland 1 – 0 Belarus
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨