2: 750 Jeer.
Nani waa la iibinaya laakiin immisa lagu iibinaya kooxdeese laga iibinaya?
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Kooxda Manchester United ayaa la sheegay in ayu diyaar utahay in ay iska iibiso xidigeedka garabka ee wadanka Portugal,Luis Nani.
Jariirada The Guardian ayaa sheegtay in tababaraha kooxda United David Moyes uu doonaayo in uu Nani u ogolaado in uu kooxda ka tago .
Laakiin David Moyes ayaa doonaya in uu ka iibiyo kooxda la timaada lacag dhan £10 million ,waxaana shardi ah in ay tahay koox ka dhisan meel ka baxsan England.
Man United ayaan hada baahi badan uqabin Nani oo booskiisa ay heystaan Antonio Valencia, Ashley Young ,Ryan Giggs iyo xidiga cusub ee Zaha.
Nani ayaa waxaa doonaya kooxaha Juventus ,Inter iyo Galastaray.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨